Maxaa Cusub

In Ka Badan 10 Xabashi Ah oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weeraro Ku Qabsaday Bay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

In Ka Badan 10 Xabashi Ah oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weeraro Ku Qabsaday Bay.

Todobaadkii labaad ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa la kulmaya weeraro culus oo kaga imaanaya dhanka ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaas oo dhacaya wadada xiriirisa Qansaxdheere iyo degmada Bardaale ee gobolka Baay. Warar lagu kalsoonyahay oo la helayo waxay tilmaamayaan in kolonyo ciidamo Itoobiyaan ah oo kasoo baxay Qansaxdheere kuna sii […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Kacdoonada Ka Socda Mareykanka.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Kacdoonada Ka Socda Mareykanka.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

Sheekh Suldaan Aala-Muxamad Oo ka hadlay Dawada Cudurka Coronavirus.(Dhagayso)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sheekh Suldaan Aala-Muxamad Oo ka hadlay Dawada Cudurka Coronavirus.(Dhagayso)

Sheekh Suldaan Muxamad Aala-Muxamad oo kamid ah masuuliyiinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dersi uu jeedinayay wuxuu kusoo hadal qaaday cudurka Coronavirus iyo dawooyinka dabiiciga ah ee lagula tacaali karo. Sheekha ayaa sheegay in ugu horeyn loo baahanyahay in dadka ay Allaah u towbad keenaan, aadna loo badiyo bixinta sadaqada iyo […]

Ciidamada Al-Shabaab Oo Saacado Kooban Dagaal kula wareegay Balcad.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ciidamada Al-Shabaab Oo Saacado Kooban Dagaal kula wareegay Balcad.

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku waramaya in magaalada ay marti gelisay dagaal dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda federaalka. Ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa labo kontorool oo ay askarta Dowladda federaalka kaga sugnaayeen Balcad ka weeraray, waxaana ciidamada Dowladda ay ka carareen degmada […]

Al-Shabaab oo Duleedka Jowhar Ka Fuliyay Hawlgal Ay Askar Ku Dileen Hubna Ku Furteen.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Duleedka Jowhar Ka Fuliyay Hawlgal Ay Askar Ku Dileen Hubna Ku Furteen.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday isbaaro ciidanka Hirshabelle u taallay meel u dhow magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe. Inta la xaqiijiyay weerarkan waxaa lagu dilay hal askari iyadoo lagu dhaawacay mid kale. Dowladda Federaalku waxay ka carartay meydka askariga laga dilay waxaana laga soo furtay […]