Maxaa Cusub

Dagaal Askar Looga Dilay Jubbaland Saanadna Looga Furtay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dagaal Askar Looga Dilay Jubbaland Saanadna Looga Furtay Oo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa dagaal shalay ka dhacay mid kamid ah degaanada hoos taga magaalada Kismaayo halkaasoo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku beegsadeen askar ka tirsan kuwa Jubbaland. Dagaalka dhex maray labada dhinac oo in muddo ah soconayay islamarkaana la isku adeegsaday hub culus iyo mid fudud ayaa waxaa […]

Sawirro: Ciidanka Mareykanka Oo dad Shacab ah ku Xasuuqay Koonfurta Wadanka Afghanistan.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Ciidanka Mareykanka Oo dad Shacab ah ku Xasuuqay Koonfurta Wadanka Afghanistan.

Ciidamada Mareykanka ee duullaanka ku jooga wadanka Afghanistan ayaa gummaad daran ugeystay dad shacab ah oo munaasabad aroos ku dhiganayay deegaan dhaca Koonfurta wadankaasi. Duqeyn xagga cirka ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay ka geysteen degmada Muusa Qalac ee katirsan gobolka Helmand ayaa sababtay dhimashada ugu yaraan 40 qof oo […]

Sawirro: Al-Shabaab Oo baahiyay Sawirrada Dagaalkii Ceel Saliini.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Al-Shabaab Oo baahiyay Sawirrada Dagaalkii Ceel Saliini.

Idaacadda Al-Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirra laga soo qaaday dagaalkii shalay deegaanka Ceel Saliini ku dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa dowladda federaalka. Sawirrada ayaa laga dheehanayaa ciidamada Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegay gacan ku heynta saldhiga, islamarkaana daabulanaya saanado hub ah. Waxaa sidoo […]

Saraakiil katirsan Nabad Sugidda oo Galbeedka Muqdisho lagu dilay iyo qarax AMISOM lagula eegtay Siinka dheer.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Saraakiil katirsan Nabad Sugidda oo Galbeedka Muqdisho lagu dilay iyo qarax AMISOM lagula eegtay Siinka dheer.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta gudaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil katirsan ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo degmada Dharkeynleey ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 sarkaal oo katirsan ciidamada Nabad sugidda ay dhinteen 2 kalane ay dhaawacyo soo gaareen kadib markii qarax […]

Ciidamada Shisheeyaha Oo lagu weeraray wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ciidamada Shisheeyaha Oo lagu weeraray wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday kolonyo ciidamo Shisheeye ah oo kasoo baxay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Kolonyadan ayaa sahay u siday ciidamada Shisheeyaha ee jooga deegaanka Ceel Jeelle ee duleedka magaalada Marko,waxaana la weeraray xilli ay marayeen deegaanka Siinka-dheer oo u dhexeeya Muqdisho iyo […]