Maxaa Cusub

Saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weeraro Muqdisho ka dhacay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weeraro Muqdisho ka dhacay.

Xoogag hubeysan ayaa markale gudaha degmada Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho ku dilay mid kamida ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo Dharkeynleey ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaal magaciisa lagusoo gaabiyay Xasan Guuleed, Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan salkaalka lagu dilay. Dhinaca kale warar […]

Maxad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].
Maxaa Cusub Wararka Dibadda

Maxad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].

Dowladda Sacuudiga ayaa ladaalaa dhacaysa dhibaatooyin isbiirsaday tan iyo markii ay duullaanka Melleteri ku qaadday wadanka Yemen. Waa Warbixin Video wadata oo daaha ka faydaysa khasaaraha aan kasoo waaqsashada laheyn ee Sacuudiga kasoo gaaray dagaalka Yemen iyo sida dowladdan ay dhaqaalaha ugu badan ugelisay soo iibsasha hubka nuucyadiisa kala duwan […]

Askar Ka Tirsan Ciidanka Jubbaland oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan Ciidanka Jubbaland oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Xarakada Al-Shabaab oo dagaal kula jirtay ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay iyo maamullada ku daaban ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ka geysatay tuulo dhacday duleedka magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku beegsatay askar ka tirsan kuwa Jubbaland. Wararka naga soo gaaraya tuulada Qaamqaam ee duleedka Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

Xoogaga Al Shabaab oo cagta mariyay saldhig Melleteri oo kuyaal duleedka magaalada Jowhar ee Sh/dhexe.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Xoogaga Al Shabaab oo cagta mariyay saldhig Melleteri oo kuyaal duleedka magaalada Jowhar ee Sh/dhexe.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka aroortii hore weerar cag marin ah ku qaaday saldhig ciidan oo kuyaal deegaan kaabiga ku haya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe. Weerarka oo dhacay saaka aroortii hore ayaa lagu beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka maamulka isku magacaabay […]

Diiradda Jimcaha: Ergadii Soo Dooratay Wasiir Goodax Iyo Kuwa Kale oo Isku Dhiibay Al-Shabaab.