Maxkamadda maamulka islaamiga wilaayada Hiiraan ee bartamaha dalka Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku fulisay Nin geystay fal khilaafsan Shareecada Islaamka. Fagaare kuyaal deegaanka Buq Goosaar oo qiyaastii 50 KM dhanka galbeed ga beegan magaalada Beled Weyne waxaa shalay ka dhacay xukun xad ah oo lagu fuliyay nin sameeyay falkii […]
Maxaa Cusub
Dhageyso Ciidanka Bankaraf oo Shacab Ku Gumaaday Tuulo Hoos Tagta Wanlaweyn.
Dhacdo argagax leh ayay ciidamada Bankrafta ee ka amar qaata Maraykanka ka geysteen tuulada Yaaqdhuub oo hoostaga degmada Wallaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose. Duhurnimadii maanta ayay ciidamadan ku duuleen dad beeraley ah oo ku sugnaa duleedka Wallaweyn xilli ay beerahooda ka shaqeysanayeen. Ugu yaraan 6 ruux oo rag ah islamarkaana […]
Mareegta Idaacadda Al-furqaan oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Laba Maalin Ah Kadib.
Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ee (Radioalfurqaan.com) ayaa caawa dib hawlaheedii u billowday kadib muddo saacado ah oo ay cilladaysnayd, waxaana ay idaacaddu bixisay raali galin ku socota dhageystayaasheeda iyo akhristayaasheeda iyagoo uga cudur daaratay mudada ay hawshu hakadka ka gashay, waxaana raali gelin kadib ay baahisay barnaamijka Dhuuxa […]
Faahfaahin Kasoo Baxaysa Khasaaraha Weerarkii Xarunta Gobolka Banaadir. (Warbixin)
Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa hawl galkii qorsheysnaa ee shalay ka dhacay gudaha xarunta Visha Governo ee magaalada Muqdisho kaasoo sababay khasaarooyin baaxad leh oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Hawl galkan oo oo si dirqi ah uga badbaaday wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta shirarka ee maamulka […]
NEWYORK TIMES: Qadar Oo Daacishta Soomaaliya U Adeegsaneysa Dagaalka Ay Kula Jirto Imaaraatka [Warbixin].
Wargeyska caanka ah ee lagu magacaabo Newyork Times ayaa soo daabacay warbixin dheer oo uu ku faaqidayo loolanka Soomaaliya ku dhexmaraya dowladaha carbeed ee Khaliijka, kaas oo uu ku tilmaamay mid faraha ka baxay oo loo adeegsanayo waxwaliba oo suuragal ah. Wargeyska caanka ah ee lagu magacaabo Newyork Times ayaa […]
Daawo Video: Alkataa’ib Oo Filim Kasoo saartay Mid kamida Dagaalladii ka dhacay Gobolka Sh/dhexe.
Mu’asasada AlKataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay qeybtii 13aad ee silsilada Fasharid Bihim oo lagu soo bandhigayo weerarkii xoganaa ee lala beegsaday xildhibaanadii HiirShabelle ee ku socdaalayey wadada u dhexeysa Muqdisho iyo Jowhar. Filimka waxaa sidoo kale lagu soo bandhigayaa weerar kale oo lagu qaaday maleeshiyaatka ku sugan […]
Dhageyso: Sheekh Abuu Muscab Oo Shir Jaraa’id Ku Faah Faahiyay Weeraro ka dhacay dalka Soomaaliya.
Taliska ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay howlgallo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay ku faah faahiyay weeraro khasaara badan lagu garsiiyay ciidamada […]
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dhintay Weerar ka dhacay GEDO.
Qaraxa maanta duhurkii ciidamo katirsan kuwa Itoobiya lagula eegtay meel u dhow degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa waxaa laga helayaa faafahinno dheeri ah oo ku aadan khasaaraha. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay oo aan soo xiganeyno ayaa noo xaqiijiyay in khasaaraha gaaray ciidamada Itoobiya uu marayo dhimashada 10 askari, iyo […]
Gaari Weyn oo Kenya Looga Gubay Mandheera.
Wararka naga soo gaaraya dhulka Soomaaliyeed ee ay Kenya gumeysato ayaa sheegaya in Guutada Qaraxyada ee Xarakada Al-Shabaab ay qarax ku basbeeliyeen gaari weyn oo xambaarsanaa askar Kenyaati ah. Gaarigan ayaa waxaa saarnaa ciidamada Kenya gaar ahaan kuwa degaanka looga yaqaano (Afduubta) waxaana weerarkan uu haleelay barqanimadii maanta. Ilo wareedyo […]
Video+Sawirro: Beeraha Dalkeena Maan Ku Baahi Beelno Q-2aad (Gobolka Bay)
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa warbixin muuqaal ah oo ay ka diyaarisay wax soo saarka gobolka Bay, gaar ahaan Beeraha. Warbixintan oo ah qeybta labaad ee silsiladda (Beeraha dalkeena maan ku baahi beelno) ayaa waxay kuu soo bandhigeysaa heerka wax soo saar iyo horumarka gobolka, waxayna […]