Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo ciidamo Itoobiyaan ah lagula beegsaday deegaan dhaca bartamaha dalka Soomaaliya. Wararka ka imaanaya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah xilli ay ku socdaalayeen gudaha deegaanka. Goob joogayaal ayaa sheegay in […]
Maxaa Cusub
Hogaanka Xarakada Al-Shabaab Oo Baaq U diray Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Muddana U Qabtay. (BAYAAN)
Bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarkada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku qornaa luqadaha Soomaaliga iyo Engilishka ayaa waxaa baaq loogu diray Odayaashii ergada ahaa ee soo xulay baarlamaanka dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Bayaankan oo ku qornaa luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa lagu sheegay in Odayaashu ay ku dheceen […]
Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]
Sawirro: 22 Arday oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdhuba Faraciisa Sh/hoose.
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo sagootin u ahayd arday ka qalin jabisay machadka Qurdhuba faraciisa Sh/Hoose ayaa ka dhacday xarunta machadka oo ku taalla degaanka Kuunyo Barrow. Machadka oo faracyo badan ku leh Wilaayaadka Islaamiga ah ayaa waxaa markii ugu horreysay faraciisan ka qalin jabiyay 22 […]
Faahfaahin: Al-Shabaab oo Galabta 5 Nin oo Basaasiin Ahaa Ku Dilay Degmada Xagar Ee J/Hoose.
War degdeg ah oo goor dhow kusoo dhacay xafiiska War-qabadka ee Radio-Al-furqaan ayaa sheegaya in galabta uu xukun Xadu-Rido ah ka dhacay fagaare weyn oo ku yaalla degmada Xagar ee Gobolka Jubada Hoose. Ragga la dilay oo ay tiradoodu dhammayd 5 nin ayaa waxaa ku cadaatay iney Basaas u ahaayeen […]
Kudhawaad 60 askari oo lagu dilay dagaal ka dhacay Afqaanistaan.
Afqaanistaan ayaa duullaan ballaaran ku qaaday askar katirsan xukuumadda Kaabul ee la shaqeeya Shisheeyaha duulaanka ku jooga wadankaas. Dagaalka oo ahaa mid aad u xoogan, una muuqday mid Dhaalibaan si wanaagsan usoo qorsheysay ayaa lagu qaaday xarunta degmada Macruuf ee wilaayada Qandahaar, halkaasna waxaa ka dhacay dagaal faraha looga gubtay. […]
Hadalkii Muuse Suudi Uu Ka Jeediyay Aaskii Qanyare Xikmad Baa Ku Qarsoonayd. WQ: Ciise Bargaan.
Geeridu waa mid lama huraan ah oo qof walba sugeysa, ruux kastana wuxuu leeyahay wixii uu hor marsado kheyr iyo shar intaba. Dhawaan waxaa geeriyooday Maxamad Qanyare Afrax oo kamid ahaa siyaasiyiintii Muqdisho kaasoo aan hadda u baahnayn saan is leeyahay in taariikhdiisii laga hadlo waayo wuxuu ahaa nin la […]
Sawirro+ Cod: Mareykanka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duqeyn Diyaaradeed oo Uu Ka Fuliyay Sh/Hoose.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen degaanka tirsan Shabeelaha Hoose shalay abbaaro 05:00 (Shantii galabnimo) Duqeyntan oo ka dhacday meel u dhow degaanka Kuunyo-Barrow ayaa waxay diyaaraduhu ku beegsadeen Aboow Cali Waardiyoow oo ahaa nin ganacsade ah oo leh xoolo iyo beero, sidoo kalana […]
Soomaalaay U Gar Qaada Ra’iisulwasaare Kheryrre Iyo Maxamad Ismaaciil!! WQ: Warfaa-Kheyrdoon.
Dowladda Ingiriiska waa gumeystaha ugu xun, gumeystayaashii dalka Soomaaliya kusoo duulay ama qabsaday waayo waa gumeystaha kaliya ee markuu naga tagayay dhulkeena u qeybiyay dowlado Kiristan ah sida:- Itoobiya iyo Kenya. Itoobiya wuxuu inaga siiyay Hawd iyo Galbeed. Kenyana wuxuu inaga siiyay NFD, waxaana qorshahan majaraha u hayay madaxdii Ingiriiska […]
Sawirro: Shisheeyaha oo Sh/hoose Ka Raadinayaa Dad Ay Xoog Ku Askareeyaan. (Warbixin)
Kulan dhawaan ka dhacay mid kamid ah xeryaha ciidamada shisheeye ee Shabeelaha Hoose islamarkaana dhex maray saraakiil ajaanib ah oo Afrikaan iyo caddaan isugu jira iyo kuwa Soomaali ah ayaa waxaa looga hadlay culeys ciidan la’aaneed oo ka jira degaanada ay heystaan ee gobolka. Ciidamada shisheeye ee heysta Bariire, Marko […]