Maxaa Cusub

Daawo Sawirrada: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer sare ah looga Ciiday.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Daawo Sawirrada: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer sare ah looga Ciiday.

Magaalada Buq Aqablle ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah looga dabaal degay munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Fidriga, kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada ku tukaday. Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa shacabka laciiday, carruur iyo ciroole ayaa la arkayay iyagoo Buq Aqable […]

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Oo Jeediyey Kalimad Ku Saabsan Ciidda, Kana Hadlay Arrimo Muhiim Ah [DHAGEYSO]
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Oo Jeediyey Kalimad Ku Saabsan Ciidda, Kana Hadlay Arrimo Muhiim Ah [DHAGEYSO]

Mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay kalimad ku saabsan munaasabada ciidda oo uu jeedinayo afhayeenka guud ee Xarakada Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) kaas oo ka dadka ugu hambalyeeyey munaasabada ciidda kana hadlay arimo muhiim ah. Kalimaddan oo aheyd maqal iyo muuqaal lana daawan […]

Sawirro: Hey’adda Al-Ixsaan oo In Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay Sh/Hoose.
Maxaa Cusub Muxaadaraad Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Hey’adda Al-Ixsaan oo In Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay Sh/Hoose.

Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-Ixsaan ayaa mashruuc raashin qeybin ah ka fulisay tuulooyin iyo degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Jamciyadda oo hawshan ku hawlanayd maalmihii ugu dambeeyay ayaa maanta oo Axad ah soo gabagabeysay mashruuceeda. Mashruucan ayaa waxaa laga hir galiyay 27 Tuulo oo hoos tagta Jannaale, Awdheegle iyo […]

Al Shabaab Oo Gaalkacyo Ku dishay Madaxii Amniga iyo Nabad gelyada Hay’adaha Q.Midoobay ee Mudug.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Al Shabaab Oo Gaalkacyo Ku dishay Madaxii Amniga iyo Nabad gelyada Hay’adaha Q.Midoobay ee Mudug.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegtay in howlgal qorshaysan ay ku dishay Madaxii amniga iyo Nabad gelyada Hay’adaha Q.Midoobay ee howlgala gobolka Mudug waxaana lagu […]

Gaadi Gaashaaman oo Amisom Looga Gubay Muqdisho, Sarkaal Lagu Dilay Balcad Iyo Cabdi Bile Lagu Gubay Dukeedka Xamar.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Gaadi Gaashaaman oo Amisom Looga Gubay Muqdisho, Sarkaal Lagu Dilay Balcad Iyo Cabdi Bile Lagu Gubay Dukeedka Xamar.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo ciidamada shisheeyaha AMISOM lagula beegsaday waqooyiga magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Wararka laga helayo xaafadda Suuqa Xoolaha degmada Huriwaa ayaa sheegaya in qarax xooggan lala helay mid kamida gaadiidka gaashaaman ee ciidamada AMISOM xilli uu ku socdaalayay isgoyska Ex.control […]