Maxaa Cusub

Dowladda Itoobiya Oo ka hadashay Khariiraddii ay soo saartay Ee Soomaaliya lagula daray dalkeeda.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dowladda Itoobiya Oo ka hadashay Khariiraddii ay soo saartay Ee Soomaaliya lagula daray dalkeeda.

Markii ugu horraysay dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ka hadashay sawir ay shalay ku faafisay warbaahinteeda gaarka ah kaas oo muujinayay in Itoobiya ay qabsatay Soomaaliya. War rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu xaqiijiyay in uu saxyahay sawirka lagu faafiyay boggeeda Internetka balse waxay ku sifaysay […]

Sawirro: Tartanka Qur’aanka Dadka Waaweyn ee Wilaayaatka Islaamiga ah oo lasoo gaba gabeeyay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Tartanka Qur’aanka Dadka Waaweyn ee Wilaayaatka Islaamiga ah oo lasoo gaba gabeeyay.

Sannad kasta marka la gaaro bisha barakeysan ee Ramadaan wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya waxa ka dhaca tartamo dhanka Qur’aanka ah oo ku bilawda heer degmo kadibna heer wilaayo ugu dambayna waxa ku tartama dhammaan wilaayaadka, waxana kasoo qeyb gala guud ahaan qeybaha bulshada.Maalmihii aan soo dhaafnay masjidka Towxiid ee […]

Qaraxyo Khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Oo Ka Dhacay duleedka Muqdisho iyo Sh/Hoose.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Qaraxyo Khasaare lagu gaarsiiyay ciidamada Dowladda Oo Ka Dhacay duleedka Muqdisho iyo Sh/Hoose.

Khasaara dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay ciidamo katirsan dowladda Federaalka lagula beegsaday magaalada Muqdisho iyo deegaan katirsan Shabeellaha Hoose. Qarax maanta gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha gaar ahaan halka loo yaqaan Isbaaro Shabeelle ayaa sababay dhimashada sedax askari iyo dhaawac soo gaaray […]

Axmad Madoobe oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Axmad Madoobe oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

Wararka ka imaanaya deegaan dhaca duleedka magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in weerar dhabbagal ah uu lakulmay hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay Jubbaland. Xoogag katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa wadada ugalay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday Axmed Madoobe oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka ‘Jubbaland’. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in iska […]

Sheekh Abuu Muscab: Howlgalkii Afaafka hore ee Madaxtooyada wuxuu u dhacay Sidii Loo qorsheeyey.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sheekh Abuu Muscab: Howlgalkii Afaafka hore ee Madaxtooyada wuxuu u dhacay Sidii Loo qorsheeyey.

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab sheekh Cabdil-caziiz Abuu Muscab oo goordhow qabtay shir jaraa’id ayaa faafaahin ka bixiyay howlgalkii barqinimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada. Afhayeenku wuxuu sheegay in howlgalkaas Nafhurnimada ah uu u dhacay sidii loo qorsheeyey, ayna ku dileen 27 ruux, oo isuga jira saraakiil, […]

Miizaaniyadda milliteirga Kenya oo ka badan isku darka miizaaniyadda Uganda iyo Tanzaniya.(Warbixin)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Miizaaniyadda milliteirga Kenya oo ka badan isku darka miizaaniyadda Uganda iyo Tanzaniya.(Warbixin)

Dowladda Kenya oo ay Soomaaliya ka joogaan kumanaan askari oo qeyb ka ah howlgalka loogu magacdaray “AMISOM” ee ay Shisheeyuhu ka wadaan wadankan, ayaa waxaa aad u kordhey miizaaniyadda ay ku bixiso arimaha milliteriga. Warbixin uu daabacay machad ka faallooda arimaha Nabadgeliyada iyo Amaanka oo magaciisa loo soo gaabiyo SIPRI, […]

Sheekh Abuu Muscab oo faafahiyay howlgalladii ay fuliyeen Saacadihii lasoo dhaafay.(Dhagayso)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sheekh Abuu Muscab oo faafahiyay howlgalladii ay fuliyeen Saacadihii lasoo dhaafay.(Dhagayso)

Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cabdul-caziiz Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu  faafaahin ka bixiyay howlgalladii ciidamada mujaahidiinta ay fuliyeen 72-dii saac ee lasoo dhaafay. Howlgallada oo uu Afhayeenku sida gaarka ah u xusay waxaa kamid ah camaliyadii Nafhurnimada ahayd ee ka dhacday xarunta maamulka degmada […]