Maxaa Cusub

Saraakiil katirsan Nabad Sugidda oo Galbeedka Muqdisho lagu dilay iyo qarax AMISOM lagula eegtay Siinka dheer.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Saraakiil katirsan Nabad Sugidda oo Galbeedka Muqdisho lagu dilay iyo qarax AMISOM lagula eegtay Siinka dheer.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooggan oo maanta gudaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil katirsan ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo degmada Dharkeynleey ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 sarkaal oo katirsan ciidamada Nabad sugidda ay dhinteen 2 kalane ay dhaawacyo soo gaareen kadib markii qarax […]

Ciidamada Shisheeyaha Oo lagu weeraray wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ciidamada Shisheeyaha Oo lagu weeraray wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus ku qaaday kolonyo ciidamo Shisheeye ah oo kasoo baxay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Kolonyadan ayaa sahay u siday ciidamada Shisheeyaha ee jooga deegaanka Ceel Jeelle ee duleedka magaalada Marko,waxaana la weeraray xilli ay marayeen deegaanka Siinka-dheer oo u dhexeeya Muqdisho iyo […]

Saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weeraro Muqdisho ka dhacay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weeraro Muqdisho ka dhacay.

Xoogag hubeysan ayaa markale gudaha degmada Dharkeynleey ee magaalada Muqdisho ku dilay mid kamida ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo Dharkeynleey ayaa sheegaya in rag hubeysan ay toogasho ku dileen Sarkaal magaciisa lagusoo gaabiyay Xasan Guuleed, Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkan salkaalka lagu dilay. Dhinaca kale warar […]

Maxad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].
Maxaa Cusub Wararka Dibadda

Maxad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].

Dowladda Sacuudiga ayaa ladaalaa dhacaysa dhibaatooyin isbiirsaday tan iyo markii ay duullaanka Melleteri ku qaadday wadanka Yemen. Waa Warbixin Video wadata oo daaha ka faydaysa khasaaraha aan kasoo waaqsashada laheyn ee Sacuudiga kasoo gaaray dagaalka Yemen iyo sida dowladdan ay dhaqaalaha ugu badan ugelisay soo iibsasha hubka nuucyadiisa kala duwan […]