Wararka ka imaanaya dhulka Soomaali Galbeed ee ay Xabashidu gumeysiga ku heysato ayaa waxay sheegayaan in shil gaari oo ka dhacay magaalo hoos timaada gobolkaas, kaasoo sababay khasaare soo gaaray inta badan dadkii rakaabka ahaa. Gaari weyn oo Bas ah islamarkaana kasoo baxay Qabridaharre kuna sii jeeday Jigjiga ayaa xilli […]
Maxaa Cusub
Maxkamad Ku Taalla Mareykanka oo In Ka Badan 10 Sano oo Xabsi Ah Ku Xukuntay Muwaadin Soomaaliyeed.
Maxkamad ku taalla magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay lasoo taagay muwaadin Soomaaliyeed oo intuu qaatay dhalashada Mareykanka haddana kamid noqday ciidamada Boliska ee dalkaasi. Ninkan oo lagu magacaabo Maxamad Nuur ayaa lagu eedeeyay inuu dilay haweeney u dhalatay dalka Australia xilli uu ku jira hawl […]
Inkabadan 10 Askari Jabuutiyaan ah oo lagu dilay Hiiraan.
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalkeena Soomaaliya ayaa ku waramaya in ciidamada Jabuuti khasaare culus lagu gaarsiiyay howlgallo lagula beegsaday gobolkaas. Saddex qarax oo aad u culus ayaa lagu weeraray ciidamada Jabuuti ee heysta degmada Jalalaqsi, waxaana gaaray khasaare nafeed oo aad u badan. Inta la xaqiijiyay 13 […]
DEGDEG: Al-Shabaab oo weeraray Jabuutiyaanka Heysta Jalalaqsi.
Ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday ciidamada Jabuuti ee heysta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Wararka halkaa naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Jabuutiyaanka lagu helay meel u dhow buundada magaalada halkaasoo uu dagaal ka dhacay, balse ugu dambeyntii Jabuutiyaanka ayaa ku qasbanaaday iney goobka ka […]
Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah. Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare ah 07-06-2019 Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah 07-06-2019
Daawo Saakow Iyo Sida Looga Ciiday.
Degmada Saakow oo ka tirsan Wilaayada Islaamiga ah ee Jubooyinka ayaa maanta si heer sare ah looga ciiday, dadkuna waxay ku dukadeen fagaare weyn oo magaalada ku yaalla. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA.
Daawo Sawirrada: Magaalada Buq Aqable Oo Si Heer sare ah looga Ciiday.
Magaalada Buq Aqablle ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah looga dabaal degay munaasabadda Barakeysan ee Ciidul Fidriga, kumanaan qof ayaa fagaaraha weyn ee magaalada ku tukaday. Mas’uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa shacabka laciiday, carruur iyo ciroole ayaa la arkayay iyagoo Buq Aqable […]
Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Oo Jeediyey Kalimad Ku Saabsan Ciidda, Kana Hadlay Arrimo Muhiim Ah [DHAGEYSO]
Mu’asasada Alkataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay kalimad ku saabsan munaasabada ciidda oo uu jeedinayo afhayeenka guud ee Xarakada Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) kaas oo ka dadka ugu hambalyeeyey munaasabada ciidda kana hadlay arimo muhiim ah. Kalimaddan oo aheyd maqal iyo muuqaal lana daawan […]
Sawirro: Hey’adda Al-Ixsaan oo In Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay Sh/Hoose.
Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-Ixsaan ayaa mashruuc raashin qeybin ah ka fulisay tuulooyin iyo degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Jamciyadda oo hawshan ku hawlanayd maalmihii ugu dambeeyay ayaa maanta oo Axad ah soo gabagabeysay mashruuceeda. Mashruucan ayaa waxaa laga hir galiyay 27 Tuulo oo hoos tagta Jannaale, Awdheegle iyo […]
Al Shabaab Oo Gaalkacyo Ku dishay Madaxii Amniga iyo Nabad gelyada Hay’adaha Q.Midoobay ee Mudug.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorshaysan oo xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegtay in howlgal qorshaysan ay ku dishay Madaxii amniga iyo Nabad gelyada Hay’adaha Q.Midoobay ee howlgala gobolka Mudug waxaana lagu […]