Diiradda Jimcaha waa barnaamij muhim ah oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo gudbiyaa mawaadiic muhim ah oo xiriir la leh bulshada. Todobaadkan waxaa lagu soo qaatay kufsi iyo dhac ay ciidamada DF u geysteen dad rakaab ahaa oo safar ku jiray. […]
Maxaa Cusub
Sheekh Abuu Muscab oo faafahiyay howlgalladii ay fuliyeen Saacadihii lasoo dhaafay.(Dhagayso)
Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cabdul-caziiz Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu faafaahin ka bixiyay howlgalladii ciidamada mujaahidiinta ay fuliyeen 72-dii saac ee lasoo dhaafay. Howlgallada oo uu Afhayeenku sida gaarka ah u xusay waxaa kamid ah camaliyadii Nafhurnimada ahayd ee ka dhacday xarunta maamulka degmada […]
Halgankii Daraawiishta: Dhagayso Qeybta 10-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya. Halkan ka dhageyso Halgankii Daraawiishta 10
Halgankii Daraawiishta: Dhagayso Qeybta 9-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya. Halkan ka dhagayso Halgankii Daraawiishta 9
Al Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Weerar naf-hurnimo oo lagu beegsaday xarunta degmada Wardhiigleey.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo maanta ka dhacay hareeraha madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda qarax xooggan oo maanta lagu beegsaday xarunta degmada Wardhiigleey. Al Shabaab waxay sheegtay in qaraxa ay […]
Gaari Dagaal oo DF Looga Gubay Inta U Dhaxaysa Muqdisho Iyo Afgooye.
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay qarax aad u xooggan oo maanta barqadii ka dhacay deegaan dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in qarax xooggan uu haleelay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen ciidamo katirsan dowladda oo […]
Dagaallo Ka Dhacay degmda Afmadoow iyo deegaanno katirsan Sh/Hoose.
Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka dhaceen degmada Afmadoow oo katirsan Jubbada Hoose. Xoogagga Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay saqdii dhexe weerar safballaaran ah ku qaaday saldhigyada ciidamada Kenya iyo maleeshiyaadka maamulka Axmed Madoobe ay ku leeyihiin gudaha degmada iyo hareeraheeda. Dadka deegaanka ayaa sheegay […]
Dad ku dhintay Dibad baxyo ka dhacay Suudaan.
Shacabka Suudaan oo weli wada banaanbaxyada ay ku dalbanayaan in talada loogu dhibo dad ay raalli ka yihiin ayaa la kulmaya tacadiyaad uga imaanaya ciidamada milliteriga. Banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalada Al-khardhuum ee caasimadda Suudaan ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad shacab ah, kadib markii ciidamadu ay rasaas […]
Dhageyso: Xalqada 8aad Ee Barnaamijka Halgankii Daraawiishta Sayid Max’med Cabdulle Xasan.
Waa qeybta 8aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Waxaa Barnaamijka soo jeedinaya Wariye Cabdi Fataax Maxamed Qaasim Filibiin wuxuuna habeen walba ka baxaa Idaacadda Alfurqaan. Halkan ka degso xalqada 8aad
Wixii aan faalleeyey 8dii Febraayo. 2017kii, ayaa haysata Farmaajo iyo Villa Somalia. Qore Sare: Suldaan Gar Yare.
Aqoonyahan Suldaan Maxamad Garyare ayaa wuxuu qoray Maqaal dhab ka hadal ah oo aad ka heli karto macluumaad badan oo la xiriira khalkhalka siyaasadeed ee DF iyo halka ay ku dambeyn kareyso, waxaana uu Suldaanku qormadiisa ku billaabay sida tan: Saacado ka dib markii Farmaajo loogu sameeyey wax la yiraahdo […]