Maxaa Cusub

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Bayaankii Al-Shabaab Ee Ku Socday Odayaasha Xildhibaanada Xulay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Bayaankii Al-Shabaab Ee Ku Socday Odayaasha Xildhibaanada Xulay.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

Qarax ka dhacay degmada Waaberi.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Qarax ka dhacay degmada Waaberi.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa qarax lagula beegsaday qeybo kamid ah degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Qaraxa waxa uu haleeley gaari ay saarnaayeen ciidamada dowladda, waxaana lagu soo waramayaa inuu jiro waxyeello gaartay ciidanka. Goobjoogayaal ayaa noo xaqiijiyay in qaraxa ay ku dhaawacmeen 2 askari oo kamid ahaa ciidankii […]

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Ku dhintay Qarax ka dhacay deegaan katirsan Gobolka Hiiraan.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ciidamo Itoobiyaan ah oo Ku dhintay Qarax ka dhacay deegaan katirsan Gobolka Hiiraan.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax aad u xooggan oo ciidamo Itoobiyaan ah lagula beegsaday deegaan dhaca bartamaha dalka Soomaaliya. Wararka ka imaanaya deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in qarax xooggan lala beegsaday ciidamo Itoobiyaan ah xilli ay ku socdaalayeen gudaha deegaanka. Goob joogayaal ayaa sheegay in […]

Hogaanka Xarakada Al-Shabaab Oo Baaq U diray Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Muddana U Qabtay. (BAYAAN)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Hogaanka Xarakada Al-Shabaab Oo Baaq U diray Odayaashii Soo Xulay Xildhibaanada Muddana U Qabtay. (BAYAAN)

Bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarkada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo ku qornaa luqadaha Soomaaliga iyo Engilishka ayaa waxaa baaq loogu diray Odayaashii ergada ahaa ee soo xulay baarlamaanka dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada. Bayaankan oo ku qornaa luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka ayaa lagu sheegay in Odayaashu ay ku dheceen […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha