Muxaadaraad

Dagaalo Jubada hoose ka dhacay.
Maxaa Cusub Muxaadaraad Wararka Gudaha

Dagaalo Jubada hoose ka dhacay.

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraraku qadeen askarta Dowladda Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Kulbiyow ee Gobalka Jubada hoose. Wararku waxay tilamaamayaan In mudda ah halkaa ay kju dagaalamayaeen labada dhinac. Ma jirto xog dheeraad ah oo aan ka halnay haddii khasaare ka dhashay dagaalkaan xalay ka dhacay Kulbiyow. […]

Itoobiya oo Ka Hadashay Tallaabadii Uu Mareykanku Lacagta Uga Goostay.
Maxaa Cusub Muxaadaraad Uncategorized Wararka Dibadda

Itoobiya oo Ka Hadashay Tallaabadii Uu Mareykanku Lacagta Uga Goostay.

Maamulka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag badan oo ay bil iyo sannad walba ka heli jirta Mareykanka oo laga goostay todobaadkan horraantiisii. Xukuumadda Adisababa waxay walaac xooggan ka muujisay tallaabadaasi uu qaaday Mareykanka oo ay ku weysay dhaqaalihii lagu siin jiray la dagaalanka Muslimiinta oo ay […]

Sawirro: Hey’adda Al-Ixsaan oo In Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay Sh/Hoose.
Maxaa Cusub Muxaadaraad Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Hey’adda Al-Ixsaan oo In Ka Badan 2200 oo Qoys Raashin Ugu Qeybisay Sh/Hoose.

Jamciyadda Kheyriga ah ee Al-Ixsaan ayaa mashruuc raashin qeybin ah ka fulisay tuulooyin iyo degaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose. Jamciyadda oo hawshan ku hawlanayd maalmihii ugu dambeeyay ayaa maanta oo Axad ah soo gabagabeysay mashruuceeda. Mashruucan ayaa waxaa laga hir galiyay 27 Tuulo oo hoos tagta Jannaale, Awdheegle iyo […]

Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan Oo Jeediyey Kalimad Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Xaaladda Jihaadka Bariga Africa [DHAGEYSO]
Maxaa Cusub Muxaadaraad Uncategorized Wararka Gudaha

Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan Oo Jeediyey Kalimad Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Xaaladda Jihaadka Bariga Africa [DHAGEYSO]

Kalimadan oo ay baahisay mu’asasada Alkataa’ib lana dhageysan karo muddo 19 ayuu Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan kaga hadlayaa arimo dhowr ah oo ku saabsan Jihaadka ka socda bariga Africa, kuna soo gudbinayo fariimo muhiim ah oo ku wajahan Muslimiinta iyo Mujaahidiinta. Sheekh Abuu C/Raxmaan ayaa ugu horreyn bogaadinaya weerarkii […]