Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Galabta weerar ku ekeeyay Askarta Dowladda Federaalka ah ee fariisinka ku leh Janaale oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha hoose. Diryaanka hubka noocyadiisa kala duwan ayaa laga maqlayay goobta la isku farsaaray iyo nawaaxigeeda. Alshababa ayaa sida muuqata dagaalka ugu diyaar garawday maadaama asakrteedu aanay dhufeysyo […]
Aflaam
Dhegeyso Bulshada Gedo oo sheegay in aanay lahayn dowlad kenya ka difaacda.
Iyadoo shalay magaalooyinka waaweyn ee Gobalka Gedo ay ka dhaceen dibad baxyo balaaan oo looga soo horjeedo dil iyo afduub kenya ka geysatay deegaan gobalka ka tirsan ayay Bulshada isu soo baxay sheegeen in kenya cadaw tahay ayna u istaagtay in ay ay reer Geo xasuuuqdo. Waxay sheegeen in kenya […]
Daawo Vedio: Sheekh Xassaan oo Ka Hadlay Calmaaniyadda Daahsoon Ee Ay Wadaadaha Qaar Ku Khaldaan Caamada.
Sheekh Xassaan Xuseyn Aadam (Abuu Salmaan) oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ee ay sida weyn bulshadu ugu xiran tahay ayaa si kooban uga hadlay Calmaaniyadda daahsoon ee ay wadaadaha qaar ku hadaaqaan. Kalimadda Sheekha ayaa kusoo aaday iyadoo ay sannadihii u dambeeyay soo bexeen siyaasiyiin cod dheer ku sheegaya inaan […]
Daaw Video: Shareecada Islaamka maxay ka qabtaa in Muslimiintu ka qeyb galaan Dabaal degga Ciidda Kirishtaanka.
Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo kamid ah Culimada Soomaaliyeed ayaa Jeediyay Muxaadaro qiima badan oo uu uga hadlayo khatarta ay leedahay ka qeyb galka ciidaha Gaalada. Sheekha ayaa si sharci ah uga hadlay halista iyo caqiida xumada arrintaas ka dhalan karta wuxuu muslimiinta gaar ahaan soomaalida uga digay in ay […]
Daawo Heshiiskii Beesha Sade – Qeybta 2aad.
Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa Heshiiska Beesha Sade qeybtiisa 2-aad oo xiiso gaar ah xambaarsan. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa (Gacmo isdhaafaa galladi ka dhalataa) sidaa darteed wax yaabaha lagu daawan karayo waxaa kamid ah Nikaax ama Guur wadareed munaasabadda ka dhacay, haddaladda mas’uuliyiinta Al-Shabaab iyo marti […]
Vedio+Sawirro: Beesha Sade oo Ka Heshiisay Colaad Muddo 800 oo Sano Ah Kasoo Dhex Jirtay.
Beesha Sade Daarood oo kamid ah qabaa’ilka Soomaaliyeed ayaa ka heshiisay colaad dhexdeeda kasoo taagnayd muddo lagu qiyaasay 800 sano taasoo uu jiilba jiilka kale kasii dhaxlayay. Kadib shir weyn oo bishii Ogosto ee sannadkan 2019 ka dhacay degmada Ceelcadde ee gobolka Gedo, ayaa waxay beeshu ka heshiisay gefef badan […]
Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)
Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda ayaa jeediyey kalimad la dhageysan karo muddo 20 daqiiqo ah oo cinwaankeedu yahay “Allaah wuu taam yeelayaa Nuurkiisa, gaaladuba ha dhibsatee” taas oo uu Sheekhu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo loolanka ka dhex oloosan Xarakada […]
Laba Gaari oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.
Dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada Amisom ayaa duhurnimadii maanta isku fara saaray inta u dhacaysa magaalada Marko iyo degaanka Nambar 60 ee gobolka Shabeelaha hoose. Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, dirirta ayaa timid kadib markii askarta Al-Shabaab ay dhabbaha u galeen […]