Duruus

Dhageyso:Darsi ku Saabsan Axkaamta Soomka Waxaa Jeedinaya Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.
Duruus Wararka Gudaha

Dhageyso:Darsi ku Saabsan Axkaamta Soomka Waxaa Jeedinaya Sheekh Xassaan Xuseen Aadam.

Shabakadda Islaamiga SomaliMeMo waxay akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa duruus diini ah oo ku saabsan bisha Barakaysan ee Ramadaan. Insha’allaah berri waxaan bilaabi doonaa duruus taxana ahaan doonta oo ku saabsan Ramadaanka balse maanta ayaan idin maqashiinaynaa darsi ku saabsan axkaamta soomka waxaana jeedinaya sheekha Caalimka ah Sheekh Xassaan Xuseen Aadam Allaha […]

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)
Aflaam Duruus Maqaallo Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda ayaa jeediyey kalimad la dhageysan karo muddo 20 daqiiqo ah oo cinwaankeedu yahay “Allaah wuu taam yeelayaa Nuurkiisa, gaaladuba ha dhibsatee” taas oo uu Sheekhu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo loolanka ka dhex oloosan Xarakada […]