Wararka Gudaha

Wafdiga Itoobiya & Erataria Awgood oo Maanta Loo Wax Yeeleeyay Xildhibaano. (Dhageyso)
Wararka Gudaha

Wafdiga Itoobiya & Erataria Awgood oo Maanta Loo Wax Yeeleeyay Xildhibaano. (Dhageyso)

Markii ay xildhibaanadu ka aamuseen dhibaatadii lagu hayay dad weynaha, markii ay indhahooda ku daawanayeen 10 ki dambe ee Ramadaankii lasoo dhaafay oo imaanshaha Ra’iisulwasaaraha Itoobiya dartii loo xiray, markey gaadiidkooda ku ag marayeen haween wadooyinka ku umulaya oo jidadkii laga celiyay ayay maanta iyagii ku timid dhibaatada. Imaanshaha wasiirada […]

Imaamyada Masaajidda Yaman oo La Ugaarsanayo.
Wararka Gudaha

Imaamyada Masaajidda Yaman oo La Ugaarsanayo.

Website lagu magacaabo Bazavid  ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Imaaraadka ay u adeegsatay calooshood u shaqeystayaal Ameericaan ah dilal sanadihii lasoo dhaafay dalka Yaman loogu geystay xubno katirsan xisbiga Al-islaax, iyo qaar kamid ah A’imada masaajida. Website-ka wuxuu hoosta ka xariiqay in shirkad amni oo lagu magacaabo Spare Operation […]

Laba Gaari oo Kenya Looga Gubay Mandheera.
Wararka Gudaha

Laba Gaari oo Kenya Looga Gubay Mandheera.

Guutada Qaraxyada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta oo talaado ah gobolka NFD ka fulisay laba weerar oo ay ku gubeen laba gaari oo nooca ciidamada qaada ah islamarkaana ay saarnaayeen askar ka tirsan kuwa Milatariga ee Kenya. Labadan gaari ee laga gubay Kenya ayaa waxaa lagu beegsaday inta u […]

Al-Shabaab oo Xalay Cagta Mariyay Saldhig Ku Dhow Madaxtooyada Hir Shabelle.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Xalay Cagta Mariyay Saldhig Ku Dhow Madaxtooyada Hir Shabelle.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weerar ka geystay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha dhexe, waxaana faahfaahin laga helayaa dhacdadan. Wararka saaka naga soo gaaray Jowhar ayaa waxay ku waramayaan in milatariga Al-Shabaab ay soo afjareen saldhigga koofureed ee magaalada oo kaabiga ku haya Madaxtooyada Hirshabelle ee uu […]