Wararka Gudaha

Sarkaal Ka Tirsan DF oo Maanta Muqdisho Lagu Dilay Iyo Al-Shabaab oo Sheegtay.
Wararka Gudaha

Sarkaal Ka Tirsan DF oo Maanta Muqdisho Lagu Dilay Iyo Al-Shabaab oo Sheegtay.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ka dhacay mid kamida xaafadaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Xoogag hubeysan ayaa saaka aroortii mid kamida mas’uuliyiinta waaxda Canshuuraha dowladda Federaalka ku dilay xaafadda Raadaarka degmada Dayniile sida ay sheegeen dadka deegaanka. Al Shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyadda weerar lagu dilay Cabdi Cismaan […]

Sawirkan waa sawir hore oo ah weerarki Af-urur
Wararka Gudaha

Weeraro Sarkaal Iyo Ciidamo Looga Dilay DF Gaadiidna Looga Gubay oo Mar Kale Ka Dhacay Duleedyada Muqdisho. (Warbixin)

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa mar kale weeraro khasaare geystay ka fuliyay degaano dhacay duleedyada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Shalay galab waxay Milatariga Al-Shabaab weerareen kolonyo gaadiid ah oo marayay wadada xeebta ah ee u dhaxaysa Muqdisho iyo Jasiira iyagoo sidoo kale beegsaday gaari uu sarkaal saarnaa oo marayay […]

Raali Galin: Hadda Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Dilka Taliyihii 12 April & Dhacdooyin Kale.
Wararka Gudaha

Raali Galin: Hadda Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Dilka Taliyihii 12 April & Dhacdooyin Kale.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka markaasi taagan iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh mowduuca miiska saaran. Maanta waxaa lagu lafa guray dhacdooyinkii todobaadkan ugu waaweynaa sida:- Weerarkii shalay lagu […]

Itoobiya oo Sheegtay Iney Dibadda U Iib Geeneyso Shidaalka Ay Ka Qodanayso Dhulka Soomaaliyeed.
Wararka Gudaha

Itoobiya oo Sheegtay Iney Dibadda U Iib Geeneyso Shidaalka Ay Ka Qodanayso Dhulka Soomaaliyeed.

Dowladda Itoobiya ayaa faahfaahin ka bixisay qorshaheeda ku aadan shidaalka faraha badan oo ku jira dhulka Soomaaliyeed (Soomaali Galbeed) ee ay gumeysiga ku haysato. Wasiirka Macdanta ee xukuumadda Abeey ayaa sheegay in muddo sadax sano gudahood ah ay kusoo gabagabeynayaan qodista shidaalka ku jira dhulka Soomaali Galbeed, kadibna uu qorshahoodu […]

Dhageyso Xarakada Al-Shabaab oo Ka Hadashay Fashilkii Mareykanka Ku Qabsaday Awdheegle.
Wararka Gudaha

Dhageyso Xarakada Al-Shabaab oo Ka Hadashay Fashilkii Mareykanka Ku Qabsaday Awdheegle.

Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Shabeellaha hoose Sheekh Maxamed Abuu Usaama oo waraysi siiyay Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan ayaa ka hadlay weerarkii fashilmay ee xalay degmada Awdheegle kusoo qaadeen ciidamada Maraykanka oo ay wehlinayeen malleeshiyaad soomaali ah. Waaligu wuxuu sheegay iney hayaan macluumada ciidanka duulaanka soo qaaday, Mujaahidiintuna ay si […]

Gaari Gaashaaman oo Amisom Looga Gubay Muqdisho.
Wararka Gudaha

Gaari Gaashaaman oo Amisom Looga Gubay Muqdisho.

Magaalada Muqdisho waxaa galinkii dambe ee maanta ka dhacay qarax weyn oo kala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada shisheeye ee Amisom. Gaadiidkan oo marayay wadada Janaraal Daa’uud ee degmada Yaaqshiid ayaa waxaa midkood haleelay qarax miino iyadoo dad goob joogayaal ah ay inoo xaqiijiyeen inuu burburay gaarigaas […]