Wararka Gudaha

Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degaanka Diif.
Wararka Gudaha

Ciidamada Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Degaanka Diif.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa saacad ka hor si buuxda ula wareegay degaanka Diif ee gobolka Jubada hoose kadib dagaal muddo socday oo dhex maray iyaga iyo ciidamada Jubbaland ee Kenyaatiga la shaqeeya. Degaankan oo dhaca xuduud beenaadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa saldhig weyn ku lahaa askarta Jubbaland, waxaana dhacday […]

Gudoomye Ku Xigeenka Heliwaa oo Ka Badbaaday Qarax Weyn.
Wararka Gudaha

Gudoomye Ku Xigeenka Heliwaa oo Ka Badbaaday Qarax Weyn.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka badbaaday fal isku day dil ah oo la doonayay in lagu khaarajiyo. Xilli uu marayay nawaaxiga Shineemo Cabdiwaayeel ayaa waxaa gaarigiisa lala bar tilmaameedsaday qarax weyn oo jugtiisa laga maqlay meelo badan waxaana wararkii ugu dambeeyay ay haatan sheegayaan […]

Shir Weyn oo Ay Yeesheen Beesha Abgaal Cismaan Iyo Xarakada Al-Shabaab (Suurad Iyo Sowt)
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Shir Weyn oo Ay Yeesheen Beesha Abgaal Cismaan Iyo Xarakada Al-Shabaab (Suurad Iyo Sowt)

Shir Ballaaran oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beesha Abgaal ayaa lagusoo gaba gabeeyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe. Kulanka oo ay soo agaasintay Xarakada Al Shabaab ayaa diiradda lagu saarayay kaalinta Beesha Abgaal Cusmaan ay ku leedahay halganka ka […]