Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Gubay Shirkadda Safaricom Ee Wajeer.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Gubay Shirkadda Safaricom Ee Wajeer.

Askar ka tirsan ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa weerar ka geystay Wajeer oo kamid ah dhulka Soomaalida ee la heysto iyagoo beegsaday xarumaha dowladda Kenya ee halkaasi ku yaalla. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in si gaar ah loo beegsaday degaanka ay Kenyaatigu ula bexeen Katulu halkaas oo lagu gubay shirkadda […]

War-saxaafadeed: “Siyaasiyiin iyo Xildhibaanno Sirdoonka Dowladda Farmaajo ku tilmaamay in Ay Udhaqmayaan Sida Koofiya Castii Siyaad Barre.
Wararka Gudaha

War-saxaafadeed: “Siyaasiyiin iyo Xildhibaanno Sirdoonka Dowladda Farmaajo ku tilmaamay in Ay Udhaqmayaan Sida Koofiya Castii Siyaad Barre.

Warsaxaafadeed ay soo saareen xisbiyada kala ah Daljir, Kulan Horusocod iyo Wadajir ayay eedeyn kulul ugu jeediyeen Taliska Sirdoonka dowladda Federaalka iyo hoggaanka Villa Somalia. Xildhibaannada iyo siyaasiyiinta ayaa warsaxaafadeedkoodu ku sheegay in Maleeshiyaadka NISA lagu magacaabo ay noqdeen ciidan si gaar ah ugu adeega Hoggaanka dowladda islamarkaana geysanaya falal […]

Yuusuf Garaad oo Ka Calaacalay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay Iyo Xog Ka Waramaysa Cidda Lagu Qancinayo Eryiddiisa..
Wararka Gudaha

Yuusuf Garaad oo Ka Calaacalay Xilka Qaadista Lagu Sameeyay Iyo Xog Ka Waramaysa Cidda Lagu Qancinayo Eryiddiisa..

Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa wasiirkii arimaha dibadda saddaxna ku ahaa wasiiro habeenkii xalay xilalkoodii laga xayuubiyay, ayaa si aad ah uga calaacalay tallaabada uu ku dhaqaaqay Xassan Cali Kheyrre. Isagoo isu muujinaya inuu u hadlayo hab dib lumaasiyadeed ayaa waxa uu qormadiisa ku muujiyay in markii horaba aaney Farmaajo […]

Degdeg: Kheyrre oo Xilalkii Ka Xayuubiyay Sadax Kamid Ah Golihiisa.
Wararka Gudaha

Degdeg: Kheyrre oo Xilalkii Ka Xayuubiyay Sadax Kamid Ah Golihiisa.

Ra’iisulwasaaraha dowladda federalka ah Xassan Cali Kheyrre ayaa xilalkii ka qaaday sadax kamid ag golihiisa wasiirada kuwaasoo kala ah: wasiirka arimaha gudaha, arimaha dibadda, ganacsiga iyo warshadaha. Cabdiraxmaan Yayiisow oo ah wasiirka warfaafinta ayaa saxaafadda u sheegay in Yuusuf garaad oo ah wasiirkii arimaha dibadda, Khadra Ducaale oo ahayd wasiiraddii […]