Ciidamo katirsan nabad sugidda dowladda ee sida gaarka utababaran ayaa xalay weerar xooggan oo qorshaysan ku qaaday guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ahaa siyaasiyiinta xilka madaxtinimada kula tartamay madaxweyne Farmaajo. ilaalada siyaasiga iyo ciidamada dowladda ayaa waxaa dhexmaray israsaaseyn sababtay khasaaro xooggan oo soo gaaray ilaalada Cabdiraxmaan. 4 askari […]
Wararka Gudaha
Khilaaf dhanka siyaasadda ah ayaa durbadiiba ka dhax qarxay garsoorka dowladda Federaalka iyo baarlamaanka kadib markii lasoo saaray waaral saraakiisha ammaanka faraya in ay soo xiraan xildhibaanno. Axmed Cali Daahir oo magacaabayXeer ilaaliyaha sare ee DF-ka amray in xasaanadda lagala laabto illaa iyo laba xildhibaan oo la sheegay in sifo […]
Jeneraal Diini oo sheegay in Tallaabadii Mareykanku Jeenanka uga jartay Maleeshiyaadka dowladda uu saameyn xun keeni doono.
Go’aankii dhowaan ay dowladda Mareykanka ku jartay dhaqaalihii ay siin jiray ciidamada melleteriga Dowladda ayaa la sheegay in uu saameyn ku yeelan doono jiritaanka ciidankaasi. Wasiirkii hore ee G/dhigga DF-ka ayaa warbaahinta u sheegay in tallaabadan lagu joojiyay kaalmo dhanka saadka ah oo lasiin jiray ciidamada DF-ka ay saameyn xun […]
Xildhibaan Mahad Salaad “Soomaaliya oo loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal”
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa qoraal uu soo dhiggay bartiisa Facebook ayaa kaga hadlay inuu jiro qorshayaal lagu qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo ciidamo calooshood u shaqeystayaal. Halkan hoose ka akhriso warbixinta uu qoray Xildhibaan Mahad Salaad. Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal […]
Weerar ka dhacay Gabon oo lala eegtay dalxiisayaal Reer galbeed ah.
Wararka ka imaanaya dalka Gabon ayaa sheegaya inuu dalkaas ka dhacay weerar lagu qaaday muwaadiniin reer galbeed ah, oo halkaas ku yimid booqasho dalxiis. Labo ruux oo kasoo jeeda dalka Denmark una shaqeynayay tvga National Geographic, ayaa lagu dhaawacay magaalada Libreville ee caasimadda dalka Gabon. Mid kamid ah labada nin […]
Askari lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay mid kamid ah ciidamada Sirdoonka ee dowladda federaalka. dilka ayaa ka dhacay xaafada suuqa xoolaha degmada Hurwaa ee Magaalada Muqdisho. ragga dilka gaystay oo loo badinayo inay katirsan yihiin xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa horay usiiq aatay mooto bajaaj uu watay askari ay […]
Dhageyso Sh/ Abu Muscab oo Sheegay In Dhimashada Weerarkii Iskool Boliisiya Ay Gaartay 29 Una Goodiyay DF.
Afhayeenka ciidamada Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus oo ku hadashada afkooda ayaa faahfaahin ka bixiyay weerarkii Iskool Boliisiyo iyo khasaarihii ka dhashay. “Saaka aroortii hore halkii la oran jiray iskoola Boliisiyo ee degmada Xamar Jajab magaalada Muqdisho,waxaa ka […]
Faahfaahin Kasoo Baxaysa Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Iskool Boliisiyo.
Xog dheeraad ah ayaa laga helayaa weerarkii culsaa ee saaka ka dhacay xarunta tababarka Boliska ee magaalada Muqdisho, waxaana wararka horudhaca ah ay sheegayaan in dhimashada ciidamada Boliska ee dowladda ay sii cagacageeneyso 27 dhaawucuna uu intaasi la eg yahay. Xarakada Al-Shabaab ayaa sheegataya mas’uuliyadda weerarkan oo ay tilmaantay inuu […]
Degdeg: Qarax Xooggan oo Ka Dhacay Gudaha Dugsiga Tababarka Boliska Ee Muqdisho.
Qarax culus oo jugtiisa laga maqlay xaafado badna oo ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay xarunta tababarka Boliska ee magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa inuu jiro khasaare lixaad leh. War kasoo baxay Xarakada Al-Shabaabna waxay ku sheegteen mas’uuliyadda weerarkaas iyagoo xaqiijiyya in la beegsaday ciidamo Bolis ah oo safaf […]
Daawo Al-kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Beled Xaawo.
Mu’asasada Al-Kataa’ib oo ah Garabka Warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay Filim weyn oo lagu soo bandhigay Howlgal weyn oo Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ka fuliyeen degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo. Muuqaalkan oo soconaya 33 daqiiqo iyo ilbiriqsiyo ayaa banaanka soo dhigaya jabkii maleeshiyaadka Maamulka Axmed Madoobe Kasoo gaaray dagaalkii […]