Wararka Gudaha

Daawo Sawirro Munaasabad Ka Dhacday Ceelbuur: Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah.
Wararka Gudaha

Daawo Sawirro Munaasabad Ka Dhacday Ceelbuur: Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah.

Munaasabad Ballaaran ayaa ka dhacday xarunta dhexe ee Machadka Qurdubah oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud taasi oo ay kasoo qeyb galeen maamulka,macalimiinta,ardayda machadka iyo marti sharaf kale. Munaasabadaan ayaa lagu sagootinayay Dufacadii Labaad oo ka qalinjibisay Machadka Qurdubah oo ah machad ay aas-aaseen dhalinyaro isu tagtay oo […]

Golaha Wasiirada Ee Hir-Shabeelle Oo Jowhar Lagu Ansixiyay.
Wararka Gudaha

Golaha Wasiirada Ee Hir-Shabeelle Oo Jowhar Lagu Ansixiyay.

Baarlamaanka maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi ku ansixiyay golaha wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay hogaamiye Maxamad Cabdi Waare. Kulanka oo ay soo xaadireen 79 xildhibaan ayaa waxaa ugu dambeyntii codkooda kalsoonida ah wasiirada siiyay 77 xildhibaan waxaana uu gudoomiyaha Baarlamaanku […]

Degdeg: Sarkaal Ka Tirsan Puntlnd oo Lagu Dilay Gaalkacyo.
Wararka Gudaha

Degdeg: Sarkaal Ka Tirsan Puntlnd oo Lagu Dilay Gaalkacyo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in weerar qorsheysan oo caawa dhacay lagu khaarajiyay sarkaal ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta ee maamulka Puntland. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in rag hubeysan ay si gaadmo ah u dileen sarkaal sare oo lagu magacaabi jiray […]

Dhageyso Xildhibaanada oo Ku Goodiyay Iney Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Ka Geynayaan Farmaajo.
Wararka Gudaha

Dhageyso Xildhibaanada oo Ku Goodiyay Iney Mooshin Xil Ka Qaadis Ah Ka Geynayaan Farmaajo.

Magaalada Muqdisho waxaa wali ka soconaya kulamada lagu dhaleeceynayo siyaasadda madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisulwasaare Kheyrre kuwaasoo sii laba jibaarmay wixii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday C/raxmaan C/shakuur oo Imaaraadka Carabta ku daaban. Maanta waxaa Muqdisho ku shiray xisbiyo iyo qaar ka tirsan xildhibaanada golaha Baarlamaanka waxaana dhammaantood ay soo jeediyeen […]

Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Lagu Dilay Afgooye.
Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan Ciidanka Dowladda oo Lagu Dilay Afgooye.

Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in weerarko kala duwan oo ay geysteen Al-Shabaab lagu dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda federalka ah. Inta la hubo waa sadax askari tirada askarta dowladda ee ku baxay weerarada ay saacadihii ugu dambeeyay fuliyeen ciidanka Al-Shabaab, waxaana ay tani […]