Wararka Gudaha

Al-Shababa oo Dagaal Kula Wareegay Degaan Ka Tirsan Hiiraan.
Wararka Gudaha

Al-Shababa oo Dagaal Kula Wareegay Degaan Ka Tirsan Hiiraan.

Ciidamada Al-Shabaab ayaa maanta weerar culus ku qaaday askar ka tirsan kuwa Liyu Boliska ee u shaqeeya Itoobiya oo ku sugnaa degaanka Ceel-cadde ee duleedka magaalada Baladweyne. Dagaal muddo socday kadib waxay ciidamada Liyu Bolisku isaga carareen degaanka taasoo sababta in ay Al-Shabaab la wareegaan gacan ku heynteeda sida ay […]

Australia oo Tuhun U Xirtay Nin Soomaali Ah.
Wararka Gudaha

Australia oo Tuhun U Xirtay Nin Soomaali Ah.

Xilli ay dowladaha gaaladu isku diyaarinayaan u dabaal degga ciidooda Kirismiska ayaa waxaa jira baqdin ay ka qabaan dhanka ammaanka, waxaana dal walba uu ciidamo gaar ah u xil saaray ka hor tagga weerarada ay macquulka tahay iney geystaan dadka Muslimiinta ah. Ciidamada Boliska ee dalka Australia ayaa xabsiga u […]

Weeraro Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Jubada Hoose.
Wararka Gudaha

Weeraro Ka Kala Dhacay Muqdisho Iyo Jubada Hoose.

Dagaal la isku adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ayaa ka dhacay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kadib markii askar ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ay weerareen fariisin ay ku sugnaayeen ciidamada DF. Wararku waxay sheegayaan in dagaal toos ah lagu qaaday Warshaddii hore ee Barfuunka oo saldhig u ah askarta […]