Wararka Gudaha

Dagaal Saaka Ka Dhacay Degmada Baraawe.
Wararka Gudaha

Dagaal Saaka Ka Dhacay Degmada Baraawe.

Dagaal ayaa saaka aroortii hore ka dhacay fariisin ay ciidamada dowladda ku leeyihiin magaalada geeskeeda xiga wada Ambareeso, waxaana si aad ah loo maqlayay dhawaqa hubka la isku adeegsanayay. Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa ku jarmaaday saldhigga askarta dowladda, illaa iyo haddana xog lagama hayo inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka […]

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Lagu Dilay.
Wararka Gudaha

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug oo Muqdisho Lagu Dilay.

Israsaareyn goor dhow ka dhacday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu dilay xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Galmudug. Dhacdadan ayaa ka dambeysay kadib markii uu iska hor imaad dhex maray ilaalada Xildhibaan Maxamad Abuukaate iyo ilaalada xildhibaanka la dilay oo lagu magacaabo Maxamad Cabdi Guuleed. Isgoyska Sayidka ee degmada […]

Warbixin: Maxaa Ka Jira In Amisom Wax Laga Siiyay Lacagtii Uu Sh/Umal Ku Wareejiyay DF ka? (Sawirro+Dhageysi)
Wararka Gudaha

Warbixin: Maxaa Ka Jira In Amisom Wax Laga Siiyay Lacagtii Uu Sh/Umal Ku Wareejiyay DF ka? (Sawirro+Dhageysi)

14-kii bishan waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho kasoo degay wafdi uu hogaaminayo Sheekh Muxamad Cabdi Umal oo ujeedadoodu ahayd iney lacago boqollaal kun oo dolar ah gudoonsiiyaan DF. Wafdiga ayaa waxaa loo soo dhaweeyay sida madaxda reer galbeedka oo kale, waxaa garoonka diyaaradaha uga hor tagay madax iyo saraakiil […]

Ganacsato Soomaaliyeed oo Lagu Gumaaday Koofur Afrika.
Wararka Gudaha

Ganacsato Soomaaliyeed oo Lagu Gumaaday Koofur Afrika.

Ganacsato Soomaaliyeed oo ay tiradoodu gaareyso Ilaa 5 qof ayaa lagu dhex dilay dukaan uu ganacsade Soomaali ah ku lahaa degmadda KwaDlangezwa ee Waqooyiga Gobalka KwaZulu-Natal ee dalkaas iyadoo sidoo kale la dhaawacay labo qof oo kale oo ay xaaladoodu aad u liidato. Weerarkan ayaa ahaa mid lagu doonayay in […]

IGAD oo Nayroobi Ku Wada Hadalsiineysa Xaaf iyo Shaakir.
Wararka Gudaha

IGAD oo Nayroobi Ku Wada Hadalsiineysa Xaaf iyo Shaakir.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nayroobi ee caasimadda wadanka Kenya ayaa sheegaya in urur goboleedka IGAD uu magaaladaasi ku wada hadal siinayo Axmad Ducaale Xaaf oo ah hogaamiyaha Galmudug iyo Axmad Shaakir oo ah hogaamiyaha ururka Suufiyada ee Guriceel. Labada dhimac ee la kulansiinayo ayaa markii loo yeeray kadib waxay […]

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.
Wararka Gudaha

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqan, waxaa lagu falanqeeyaa mowduuc muhim ah. Usbuucan waxaa lagu lafa guray oo looga jawaabay (8 bilood kadib maxaa ka hir galay ballan qaadyadii madaxweyne Farmaajo) Martida: 1-Sh/Jaamac C/salaam 2- Sh/C/raxmaan Firin 3-Sh/Jaamac Aadan […]