Wararka Gudaha

Sawiro+Dhageyso Jamciyadda Quraanka Kariimka Ee Mujaahidiinta Oo Bandhig Samaysay.
Wararka Gudaha

Sawiro+Dhageyso Jamciyadda Quraanka Kariimka Ee Mujaahidiinta Oo Bandhig Samaysay.

Jamciyada Quraanka Kariimka Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soo bandhigtay Mucalimiin Dugsiyo Quraan oo dhameystay Dowra ay ku baranayeen Qiraa’ada Quraanka Kariimka. Munaasabadii lagu soo bandhigayay Mucalimiintan waxaa kalimado qayim ah ka jeediyay Marti Sharaf kala duwan,iyadoona Mucalimiinta ay goobta kusoo bandhigeen Cilmigii ay faa,ideen. Idaacada Islaamiga ah ee Andalus […]

Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhigga Khibrad Intee La Eg Ayuu U Leeyahay Milatariga?
Wararka Gudaha

Wasiirka Cusub Ee Gaashaandhigga Khibrad Intee La Eg Ayuu U Leeyahay Milatariga?

Ra’iisulwasaaraha DF ka Xassan Cali Kheyrre ayaa warqad ku magacaabay wasiirka wasaaradda gaashaandhigga isagoo xilkii ka qaaday wasiirki awqaafta Iimaan C/llhi Cali. Wasiirka gaashaandhigga waxaa loo magacaabay lixdan sanna jirka lagu magacaabo Maxamad Mursal Sh/C/raxmaan oo xilal kala duwan kasoo qabtay dowladdii Kacaanka iyo dowladihii gacan ku rimiska ahaa ee […]

Askar Ka Tirsan DF oo Lagu Dilay Duleedka Afgooye.
Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan DF oo Lagu Dilay Duleedka Afgooye.

Askar ka tirsan ciidamada dowladda federalka ah ayaa maanta lagu dilay weerar ka dhacay bar koontarool oo ku taalla halka loo yaqaano Baar-Ismaaciil oo ku dhow degmada Afgooye. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadan oo ka tirsanaa Boliska dilkooda loo adeegsaday qarax xilli ay fadhiyeen bar ay ku nastaan. “waxaan maqalnay […]

Puntland Iyo Galmudug oo Ku Dagaalamay Gaalkacyo.
Wararka Gudaha

Puntland Iyo Galmudug oo Ku Dagaalamay Gaalkacyo.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxay ku waramayaan in duhurnimadii maanta ay halkaasi ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamulada Galmudug iyo Puntland. Inkastoo warar is khilaafsan ay kasoo baxayaan sababta dagaalka ayaa haddana waxay wararka qaar sheegayaan in lagu dagaalamay canshuur laga qaadayay Bakaar […]