Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Si Buuxda Ula Wareegay Degaanka Basra.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Si Buuxda Ula Wareegay Degaanka Basra.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab oo tiradoodu aad u badan tahay ayaa maanta si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degaanka Basra oo dhaca inta u dhaxaysa degmooyinka Balcad iyo Afgooye. Ciidamadii huwanta ahaa ee maalmahanba ku sugnaa ayaa isaga huleelay degaanka, waxaana durbadiiba gudaha u galay Al-Shabaab iyadoo dad […]

Saraakiil Ka Tirsan DF oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.
Wararka Gudaha

Saraakiil Ka Tirsan DF oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Labo sarkaal oo ka tirsan DF ayaa siyaabo kala duwan ugu geeriyooday magaalada Muqdisho habeenkii xalay kuwaas oo subaxnimadii saaka la aasay. Sarkaalka kowaad oo kamid ahaa Wasaaradda caafimaadka ayaa isbitalka ugu geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray qarax maalintii shalay lagula beegsaday degmada Hodan, waxaana lagu magacaabi jiray […]

Francisco Madeira oo Fadeexeeyay Warbaahinta Soomaalida.
Wararka Gudaha

Francisco Madeira oo Fadeexeeyay Warbaahinta Soomaalida.

Francisco Madeira oo ah Wakiilka Ururka Midowga Afrika ee oo shir jaraa’id maanta ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamadoodu billaabayaan iney isaga baxaan Soomaaliya isagoo sheegay in dabayaaqada sannadkan iyo bilowga sannadka soo socda ay dalalkooda u diri doonaan kumannaan askari. Qorshahan ayaa sida uu […]

Jaamac Xassan Khaliif: “Qodobadii Shirka Madaxtooyada Waxaan Ka Fahmay In Laga Adkaaday DF” (Dhageyso)
Wararka Gudaha

Jaamac Xassan Khaliif: “Qodobadii Shirka Madaxtooyada Waxaan Ka Fahmay In Laga Adkaaday DF” (Dhageyso)

Siyaasiga Jaamac Xassan Khaliif oo u waramay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in maamul goboleedyadu ka adkaadeen DF ka maadaama uusan Farmaajo xallin khaldaadkii jiray sida:- in loo qaraab doontay Imaaraadka carabta oo dagaal qabow kula jirta Villa Soomaaliya. Wuxuu sheegay in aanan shirka lagu daaweyn nabarradii jiray […]

Labo Gaari oo Kenya Looga Gubay Duleedka Mandheera.
Kaydka Sawirada Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Labo Gaari oo Kenya Looga Gubay Duleedka Mandheera.

Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa weerar ay Xarakada Al-Shabaab shalay galinkii dambe ka geysatay dhulka Soomaaliyeed ee ay Keynya heysato kaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Nooca weerarka oo dhabba-gal ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxaysa degmada Wajeer iyo deegaanka Dabasiti iyo degmada Ceelwaaq Kenya gobolka […]