Sawirradan waxay muujinayaan in Xarakada Al-Shabaab ay hub badna iyo gaadiid kala wareegtay ciidamada maamulka Jubba kadib weerarkii Buulo-gadiid ee dhacay bishii Dul-xijah ee sannakii tegay. Waxay qeyb ka yihiin filimkii ay mu’asasada Al-kataa’ib ka diyaarisay duullaankii Buulo-gaduud.
Wararka Gudaha
Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.
Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay VEDIO ay ka diyaarisay dagaalkii buulogaduud ka dhacay laba bilood ka hor, Filimkan oo loogu magac daray واغلظ عليهم ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii malxamadda ahaa ee Buula Guduud waxaana dagaalkaas lagu dilay ku dhawaad 30 Askari iyadoona ciidamada […]
Askar Ka Tirsan Xasilinta oo Ku Dhintay Qarax Lagula Beegsaday Nawaaxiga Garoonka Diyaaradaha.
Askar ka tirsan ciidamada Xasilinta magaalada Muqdisho ayaa saacado ka hor qarax lagula beegsaday agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Goob jooge ayaa inoo sheegay in qaraxa uu mar qura ka kacay goob ay ku nasan jireen ciidamada Xasilinta halkaasoo wax yar kadib dhacdada laga qaaday meydad iyo dhaawacyo ku […]
Dhageyso Al-kataa’ib oo Soo Wada Filim Cusub.
Mu’asasada Al-Kataa’ib, garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahin doonta filim cajiib ah oo soo bandhigaya dagaal malxamad ah oo cagta lagu marinayo mid ka mid ah Xeryaha ciidamada Dowlada Ridada. Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa baahisay Goos-Goos kooban oo ka hadlayo Filimka soo socda ee ay Ballan qaaday Mu,asasada Al-kataa,ib. […]
Oday Dhaqameed Wada Shaqeyn Dhow La Lahaa DF oo Muqdisho Lagu Dilay.
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu dilay oday dhaqameed wax kasoo xulay xildhibaanada maamulka Hir Shabelle ku matalaya DF. Oday dhaqameedkan ayaa wararku sheegayaan in lagu toogtay suuqa Bakaaraha xilli uu socdaal ku jiray, waxana dilkiisa sheegatay Xarakada Al-Shabaab sida laga soo xigtay idaacadda Andalus. Oday dhaqameedkan oo […]
Gudoomiyaha Degmada Mahadaay Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.
Mas’uul katirsan maamulka isku magacaabay ‘HirShabelle’ ayaa sheegay in uu ka bad baaday isku day dil oo ay la damacsanaayeen ciidamada dowladda Federaalka. Cabdullaahi Max’med Xuseen Geeldoox oo ah guddoomiyaha degmada Mahadaay ayaa warbaahinta u sheegay in isaga iyo ciidamo uu watay lagu weeraray isgoyska Sanca ee degmada Yaaqshid magaalada […]
Mareykanka oo 3 Qof oo Beeraley Ah Ku Dilay Degaanka Daaru-salaam Ee Sh/hoose.
Dayuuradaha dagaalka ee dowladda Mareykanka ayaa 3 qof oo beeraley ah ku duqeeyay degaanka beeraha u saaxiibka ah ee Daaru-salaam habeenkii xalay. Dad degaan ah ayaa Amiirnuur.com u sheegay iney maqleen hugunka madaafiic culculs kadibna saaka aroortii hore ay ku jarmaadeen dhulka beeraha iyagoo soo arkay meydadka 3 qof oo […]
Al-Shabaab Weerar Culus Ku Qaaday Askarta Kenya Ee Heysta Buusaar.
Ciidamada Al-Shabaab ayaa caawa fiidkii hore weerar culus ku qaaday xerada ay ciidamada Kenya ka deggan yihiin degaanka Buusaar ee gobolka Gedo. Wararka ka imanaya Buusaar ayaa sheegaya in la isku adeegsaday hub culus iyo mid fudud iyadoo dagaalku uu ahaa mid kulul oo aanan waayadan ka dhicin halkaas. Illaa […]
In Ka Badan 10 Askari oo Ka Tirsan Jubbland Iyo K/galbeed oo Lagu Dilay Weeraro Maanta Dhacay.
In ka badan 10 askari oo ka tirsan maamulada Jubbaland iyo Koofur galbeed ayaa ku naf waayay weeraro ay maanta kala kulmeen ciidamada Al-Shabaab. Weerarka ugu khasaaraha badan ayaa waxa uu ka dhacay nawaaxiga degaanka Awdiinle ee gobolka Bay kadib markii dagaal yahanada Al-Shabaab ay jidka u galeen askarta Koofur […]
Abuu Muscab “Majiro Wax Weerar Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Jilib Warka Kasoo Yeeray Murtadiinta Waa Been”.
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu beeniyay sheegasho been abuur ah oo kasoo yeertay mid kamida wasiirrada dowladda Federaalka Soomaaliya. Cabdi Raxmaan Yariisoow oo ah wasiirka warfaafinta ayaa maanta sheegay in howlgal ay ciidamadoodu ka sameeyeen gudaha degmada Jilib ay ku burburiyeen xarumo ciidan oo […]