Wararka Gudaha

Weerarada Alshabaab o sii laba jibbaarmay iyo khasaare shisheeyaha la gaarsiiyay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Weerarada Alshabaab o sii laba jibbaarmay iyo khasaare shisheeyaha la gaarsiiyay.

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraro Saf balaaran ah ku qaaday Ciidamada Soomaalida ah ee shisheeyaha wada shaqeynta la leh waxayna ka kala dhaceen weeraradu Gobalada Shabeelaha hoose iyo Jubada hoose. Malateriga Alshababaab waxay beegsadeen Ciidamada Maamulka Jubbaland ee fariisinka ku leh Deegaanka Yoontooy ee duleedka Magaalada Kismaayo. Diryaanka hubka […]

Dhegeyso Shacabka puntland ‘sicir barar baa na saameeyay koofur baan u guureynaa iyadaa nolol roone”
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhegeyso Shacabka puntland ‘sicir barar baa na saameeyay koofur baan u guureynaa iyadaa nolol roone”

Sicirir barbar soohdmiha dhaafay ayaa ka jira deeganada uu ka taliyo Maamul Gobaleedka Puntland waxaana jira qoysas ay u adag tahay in ay dabka shitaan. Maamulka Puntland ayaa dadka ka qaada canshuur badan taasuna waxay keentay in wax waliba ay qaaloobaan. qaarka mid ah haweenka ka ganacsada Qudaarta iyo Hilibka […]

Dagaalo Jubada hoose ka dhacay.
Maxaa Cusub Muxaadaraad Wararka Gudaha

Dagaalo Jubada hoose ka dhacay.

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraraku qadeen askarta Dowladda Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Kulbiyow ee Gobalka Jubada hoose. Wararku waxay tilamaamayaan In mudda ah halkaa ay kju dagaalamayaeen labada dhinac. Ma jirto xog dheeraad ah oo aan ka halnay haddii khasaare ka dhashay dagaalkaan xalay ka dhacay Kulbiyow. […]