Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay weerar ku qaaday bar koontarool oo ku taala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Qaarka mid ah Ciidamada Maamulka Koofur galbeed ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarka inkastoo aanaan helin tirada rasmiga ah. Dagaalka ayaa ka dhacay Koontaroolka Makunda waxaanuu ku soo aadayaa […]
Wararka Gudaha
Dhegeyso Shacabka puntland ‘sicir barar baa na saameeyay koofur baan u guureynaa iyadaa nolol roone”
Sicirir barbar soohdmiha dhaafay ayaa ka jira deeganada uu ka taliyo Maamul Gobaleedka Puntland waxaana jira qoysas ay u adag tahay in ay dabka shitaan. Maamulka Puntland ayaa dadka ka qaada canshuur badan taasuna waxay keentay in wax waliba ay qaaloobaan. qaarka mid ah haweenka ka ganacsada Qudaarta iyo Hilibka […]
Dhegeyso Roob dabeylo iyo kuleyl wata oo guryo dumiyay dadka qaarna suuxaan.
in badan labaatan guri ayaa dumay kadib markii markii shalay Roob dabeylo wata oo xoogan ka da’ay deegaanka Boos Hareeri oo hoos taga Degmada Aadan yabaal ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. jiingangadaha qaar ee guryaha dumay ayaan weli dadku dib u arkin maadaama ay hawada u duuleen xiligii dabeyluhu socdeen. dadka […]
Dagaalo Jubada hoose ka dhacay.
Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraraku qadeen askarta Dowladda Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Kulbiyow ee Gobalka Jubada hoose. Wararku waxay tilamaamayaan In mudda ah halkaa ay kju dagaalamayaeen labada dhinac. Ma jirto xog dheeraad ah oo aan ka halnay haddii khasaare ka dhashay dagaalkaan xalay ka dhacay Kulbiyow. […]
Dagaalo xoog leh oo Itoobiyaan lagu dilay.
Ugu yaraantii lix askeri oo Itoobiyaan ah ayaa shalay gelenkii dambe lagu dilay duleedka Magaalada Diinsoor ee Gobalka Baay kadib dagaal halkaa ku ka dhacay oo u dhaxeeyay iyaga iyo Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Laba ka mid ah lixda Itoobiyaanka ah ee Dhintay waxaa la sheegayaa in ay Saraakiil ahaayeen. […]
Ciidamada Burundi oo 8 Caruur ah agoon iyo habaro ka dhigay.
Ciiidamada Burundi ayaa Maanta deegaanka Buurane ee Gobalka Shabeelaha dhex ku dilay haweeney ka mid ahayd dadka deegaanka ka gadaal marki ay gurigii ay deganeyd ugu galeen. Burundeyska ayaa xabadaha qori baaska u dhaca ee daba jeexa ku shaq shaqey haweeneyda goor dambe ayayna isaga tageen iyadoo Meydka ah. Dadka […]
Howlgallo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya Iyo NFD.
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Malatariga Xarkaada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhig ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Dhulka NFD oo ay Soomaaliada leedahay. Mujaahdiinta ayaa beegsaday saldhigan oo ku yaala degmada Lafeey ee gobolka Mandheera. Dagaalka ayaa loo adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoona kenyatiga khasaaro […]
wararkii ugu dambeeyay ee dagaaalo iyo iyo qaraxyo khasaare ka dhasheen.
Qarax ayaa Xalay lala beegsay Ciidamada Itoobiya ee ku fariisinka ku leh Magaalada Halgan ee Gobalka Hiiraan waxaana la aamisan yahay in khasaare ka dhashay. Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay deegaanda u dhaw halgan iyo kuwo ka durugsan qaarkood waxaana xusid mudan in sidaan oo kale horay qaraxyo iyo weeraro […]
Alshabaab oo laysay in ka badan in 23 isugu jira askar iyo saraakiil
ugu yaraanta 24 ka askeri oo ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah kuwaasoo sadax ka mid ahu saraakiil ahaayeen ayaa ku dhintay duleedka Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose kadib markii Xarakada Shabaabul Mujaahidiin shalay galab la beegsaday Dagaal Jid gal ah. Meydadka Ciidamada Dowaldda federaalka ah ayaa la dhigay meelo […]
Qarax askar lagu dhaawacay iyo askeri fagaare lagu toogtay.
Ugu yaraantii Lix askeri ayaa ku dhaawacantay kadib qarax ka dhacay Magaalada Beledweyne kuwaasoo ka tirsanĀ Dowladda Federaalka ah. Qaraxa oo xalay dhacay ayay suura gal tahay in khasaaraha uu geystay intaa uu ka balaaran yahay. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa geysatay Qaraxaan lala beegsaday Ciidamadaan shisheeyaha wada shaqeynta la leh. […]