Wararka Gudaha

Ciidamada Ugandheys ah oo la dilay iyo  Ciidamada Puntland oo la duqeeyay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ciidamada Ugandheys ah oo la dilay iyo Ciidamada Puntland oo la duqeeyay.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa duqeymo ka kala fuliyay Garoonka diyaarahada ee Magaalada Baraawe ee Gobalka Shabeelaha hoose iyo Fariisin Ciidamada Puntland ku leeyihiin Gobalka Bari. Shalay gelinkii dambe ayay Ciidamada Alshabaab waxay duqeyn la beegsadeen diyaarad Sahay u siday Ciidamada Uganda oo ku isku dayaysay in ay ka caga […]

Askar ka tirsan Dowladda federalaka ah o lagu laayay duleedka Dhuuso marreeb iyo kuwo Jabuutiyaan ah oo lagu dhaawacay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Askar ka tirsan Dowladda federalaka ah o lagu laayay duleedka Dhuuso marreeb iyo kuwo Jabuutiyaan ah oo lagu dhaawacay.

Dagaal xoog leh ayaa Maanta ka dhacay Meel u dhaw Magaalada dhuuso marreeb kaasoo hubka noocyadiisa kala duwan la isu adeegsaday. Ugu yaraantii sideed ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka ah ayaa maanta ka lagu dilay duleedka Magaalada Dhuuso Marreeb ee Gobaka Galgaduud kadib dagaalkaan dhacay oo u muuqday mid ababaabulan. […]

Dilal iyo weeraro ka dhacay gudaha dalka
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dilal iyo weeraro ka dhacay gudaha dalka

Laba askeri oo ka tirsanaa Dowladda federaalka ah ayaa Maanta lagu dilay gudaha magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa fuliyay howlgal u muuqday mid qorshaysan oo dhegta dhiiga looga duray askartaan ka tirsan Dowladd Federaalka ah ee wada shaqeynta la leh Ciidamada Shisheeye. Sidoo […]

Al Shabaab oo bogaadiyay Weeraradii lagu difaacayay Nabiga SCW ee ka dhacay Faransiiska [Bayaan].
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Al Shabaab oo bogaadiyay Weeraradii lagu difaacayay Nabiga SCW ee ka dhacay Faransiiska [Bayaan].

Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Xarakat Ash-Shabaab Al-mujaahidiin ayaa lagu bogaadinayo Camaliyaadka halyeynimo ee lagu difaacayo Sharafka Nabi Muxamd SCW. Bayaanka kasoo baxay Al Shabaab oo ku qornaa luqadaha Carabiga iyo English-ka ayaa si aad ah uga hadlay waajibnimada difaaca nabiga SCW. Waxay mahad oo dhan u sugnaatay Allihii […]