Wararka Dibadda

Itoobiya oo Ka Hadashay Tallaabadii Uu Mareykanku Lacagta Uga Goostay.
Maxaa Cusub Muxaadaraad Uncategorized Wararka Dibadda

Itoobiya oo Ka Hadashay Tallaabadii Uu Mareykanku Lacagta Uga Goostay.

Maamulka dalka Itoobiya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay lacag badan oo ay bil iyo sannad walba ka heli jirta Mareykanka oo laga goostay todobaadkan horraantiisii. Xukuumadda Adisababa waxay walaac xooggan ka muujisay tallaabadaasi uu qaaday Mareykanka oo ay ku weysay dhaqaalihii lagu siin jiray la dagaalanka Muslimiinta oo ay […]

Mareykanka: “Duullaanka Soomaaliya Waxaa Nooga Baxday $ 5.3  Bilyan 20ki Sano Ee Tagtay Natiijana Kama Heyno”
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Mareykanka: “Duullaanka Soomaaliya Waxaa Nooga Baxday $ 5.3 Bilyan 20ki Sano Ee Tagtay Natiijana Kama Heyno”

Dowladda Mareykanka ayaa quus aad u liidata ka muujisay duullaankeeda ay kusoo qaaday Soomaaliya oo socda muddo ka badan 20 sano, kaasoo hadba marxalad soo marayay. Xukuumadda Washinton waxay sheegtay in dagaalka Soomaaliya oo kaliya ay ku bixisay adduun lacageed oo gaaraya $ 5.3 bilyan 20-kii sano ee lasoo dhaafay. […]

Trump oo Ay Tacsi Soo Gashay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Trump oo Ay Tacsi Soo Gashay.

Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday inuu geeriyooday ninka ka yar Donald Trump madaxweynaha Maraykanka marka laga hadlayo caruurta la dhalatay. Ninkan geeriyooday ayaa magaciisa lagu sheegay Ropert Trump, waxaana todobaadkii aynu soo dhaafney oo idil ku jiray isbitaal ku yaala magaalada Newyork ee dalka Maraykanka. Trump ayaa shalay ku booqday […]

Wasiirkii Gaashaandhigga Itoobiya oo La Casilay Iyo Qowmiyad Kacdoonka Kusoo Biirtay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Wasiirkii Gaashaandhigga Itoobiya oo La Casilay Iyo Qowmiyad Kacdoonka Kusoo Biirtay.

Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in xilkii laga qaaday Wasiirkii gaashaandhigga dalkaas, Lamma Magersa. War rasmi ah oo kasoo baxay Itoobiya ayaa lagu sheegay in Ra’iisulwasaare Abiy uu shaqada ka cayriyay Magersa iyadoo lagu eedeeyay inuu gudan waayay hawshiisa. Wasiirka la eryay ayaa markii hore ahaa nin […]

Mala Socotaa In Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Stephen Townsend uu Yahay Garac! (WARBIXIN)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Mala Socotaa In Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Stephen Townsend uu Yahay Garac! (WARBIXIN)

Wazaarada gaashaandhiga Mareykanka ayaa bishii July ee sanadkii 2019ka Stephen Townsend u magacowday taliyaha ciidamada Mareykanka ee Africa ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano AFRICOM, isagoo badalay Generaalkii ka horeeyey ee la oran jiray Thomas Waald Hauser ee dhiigyacabka ahaa. Warbaahinada caalamka oo warbixino kala duwan ka qoray magacaabista […]

Sawirro: Askari Mareykan Ah oo Ka Hadlay Saskii Uu Ka Qaaday Duullaankooda Soomaaliya.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Sawirro: Askari Mareykan Ah oo Ka Hadlay Saskii Uu Ka Qaaday Duullaankooda Soomaaliya.

Waxaa 29 sano laga joogaa markii ay burburtay dowladdii shuuciyadda ahayd ee Soomaaliya, taasoo ay duminteeda ka qeyb qaateen dowlado ay kamid yihiin Mareykanka kadib markii ay danahooda ka waayeen. Dhibaatooyinkii iyo dagaaladii sokeeye ee ka dhacay dalka waxay fursad u siiyeen shisheeyaha iney duullaano kala duwan soo qaadaan iyagoo […]

Diyaarad xamuul ah oo ay leedahay Itoobiya oo Ku Gubatay Shiinaha.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Diyaarad xamuul ah oo ay leedahay Itoobiya oo Ku Gubatay Shiinaha.

Diyaaradda oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines xilligii ay gubanaysay u diyaar garowday duulimaad loo qorsheeyay oo ku wajahnaa Koofurta America. Inkastoo duuliyaha diyaaradda uu sheegay ineysan jirin wax khasaare nafeed ah oo ka dhashay haddana wuxuu tilmaamay iney gubatay. Diyaaradda ayaa ku burburtay madaarka caalamiga ah ee Shanghai, Arbacadii […]

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda K/Afrika oo Laga Helay Covid19.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda

Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda K/Afrika oo Laga Helay Covid19.

Wasaaradda Caafimaadka ee dowladda Koonfur Afrika, ayaa sheegtay in wasiirka wasaaradda shaqada dalkaasi Thulas laga helay xanuunka COVID-19, kadib markii baaritaan lagu sameeyay jimcadii shalay. War kasoo baxay wasaaradda shaqada ee dalkaasi ayaa lagu sheegay in wasiirku uu hadda isku karaantiilay gurigiisa, halkaasna uu kasoo shaqeyn doono. Sida ay warbixintu […]