Wararka Dibadda

DEG-DEG: Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo is Casilay.
Wararka Dibadda

DEG-DEG: Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo is Casilay.

Sacad Al-Xariiri oo ahaa ra’iisul wasaaraha Lubnaan ayaa ku dhawaaqay inuu is casilay, kadib banaanbaxyo mudooyinkii u dambeeyey ka socday wadankaas, kuwaas oo looga soo horjeedo madaxda wadanka iyo Siyaasiyiinta. Shir Jaraa’id oo uu Al-Xariiri ku qabtay guriga uu ka deganyahay magaalada Beyruut oo ah caasimadda wadanka Lubnaan ayuu si […]

NEWYORK TIMES: Sarkaal katirsan ciidamada gaarka ah ee Maraykanka oo u dhintay Dhaawac kasoo gaaray Soomaaliya.
Maqaallo Wararka Dibadda Wararka Gudaha

NEWYORK TIMES: Sarkaal katirsan ciidamada gaarka ah ee Maraykanka oo u dhintay Dhaawac kasoo gaaray Soomaaliya.

Warbixin dheer oo uu qoray wargeyska Newyork Times oo kamid ah wargeysyada uga afka dheer ee kasoo baxa Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyay geerida sarkaal katirsan ciidamada Maraykanka sida gaarka ah u tababaran ee ka howlgala wadanka Soomaaliya, kaas oo u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray weerar kaga yimid dhanka Xarakada Mujaahidiinta […]

Zeynul Caabidinkii Tuunis Oo Geeriyooday.
Wararka Dibadda

Zeynul Caabidinkii Tuunis Oo Geeriyooday.

Qoyska madaxweynihii hore ee wadanka Tuunis Zeynul Caabidiin bin Cali ayaa ku dhawaaqay inuu ku geeriyooday magaalada Jeddah ee dhulka Aala-Sucuud ka arrimiyo, halkaas oo sanadihii u dambeeyey uu ku noolaa. Qareenka Zeynul Caabidiin ayaa sheegay in bilihii ugu dambeeyey uu ninkan aad u xanuunsanayay, islamarkaana uu ku jiray xaalad […]

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)
Aflaam Duruus Maqaallo Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo Ka Hadlay Muranka Badda ee Kenya iyo Soomaaliya (Dhageyso)

Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda ayaa jeediyey kalimad la dhageysan karo muddo 20 daqiiqo ah oo cinwaankeedu yahay “Allaah wuu taam yeelayaa Nuurkiisa, gaaladuba ha dhibsatee” taas oo uu Sheekhu kaga hadlay arimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda dalka iyo loolanka ka dhex oloosan Xarakada […]