Wararka Dibadda

Sarkaal katirsan Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Lagu Weeraray.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Sarkaal katirsan Koonfur Galbeed Oo Baydhabo Lagu Weeraray.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ka dhacay weerar toogasho ah oo loo geystay sarkaal katirsan maamulka Koonfur galbeed. Sarkaalka la weeraray ayaa lagu magacaabaa Manuur Amxaar, waxaana beegsaday rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Baydhabo waxay soo sheegeen in sarkaalka lagu weeraray meel […]

Maxad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].
Maxaa Cusub Wararka Dibadda

Maxad kala socotaa inta uu la egyahay Keydka Hubka Sucuudiga, Maxaase keenay taag darada heysata ciidanka Sucuudiga [Video+Warbixin].

Dowladda Sacuudiga ayaa ladaalaa dhacaysa dhibaatooyin isbiirsaday tan iyo markii ay duullaanka Melleteri ku qaadday wadanka Yemen. Waa Warbixin Video wadata oo daaha ka faydaysa khasaaraha aan kasoo waaqsashada laheyn ee Sacuudiga kasoo gaaray dagaalka Yemen iyo sida dowladdan ay dhaqaalaha ugu badan ugelisay soo iibsasha hubka nuucyadiisa kala duwan […]

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo booqday Yahuudda.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo booqday Yahuudda.

Waxaa markii ugu horeysa dhulka ku jira gumeysiga Yahuudda ee Filastiin gaaray ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Abey Axmed. Waxaa soo dhaweeyey dhigiisa Yahuudiga ah ee Bin Yamanin Natanyahu, iyadoona labada dhinac ay kawada hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen qadiyado kala duwan oo ay kamid tahay amniga iyo dhaqaalaha. Ra’iisul […]

Ururka shiiciga ah “Xisbullaah” oo gubay Gaari dagaal oo Yahuuddu leeyihiin.
Wararka Dibadda

Ururka shiiciga ah “Xisbullaah” oo gubay Gaari dagaal oo Yahuuddu leeyihiin.

Xiisad dagaal ayaa soo kala dhexgashey ururka shiiciga ah ee “Xisbullaah” dadka muslimiinta ahna ugu yeeraan Xisbullaata iyo maamulka Yahuudda. Xiisadan ayaa timid, kagadaal markii dagaalyahannada Ururka ay gubeen gaari dagaal oo ay leeyihiin ciidamada Yahuudda, waxaana xigay duqeymo ay Yahuuddu ku garaaceen dalka Lubnaan. Dowladaha Caalamka ayaa ka hadlay […]

Al-Bashiir oo kasoo muuqday Maxkmad ku taalla Suudaan.
Wararka Dibadda

Al-Bashiir oo kasoo muuqday Maxkmad ku taalla Suudaan.

Cumar Xasan Al-bashiir madaxweynihii hore ee wadanka Suudaan ayaa kasoo muuqday maxkamad ku taalla magaalada caasimadda ah ee Al-khardhuum, isagoo loo  jeediyay eedeymo waaweyn oo ay kamid tahay musuq maasuq. Al-bashiir ayaa isagoo xiran dharka hidaha iyo dhaqanka ee Suudaan, wuxuu kasoo dhex muuqday fadhiga maxkamadda, isagoo ku dhex jira […]

Mala Socotaa In Dhulka Falastiin La Xaraashay Maxayse Culimadu Ka Yiraahdeen?
Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Mala Socotaa In Dhulka Falastiin La Xaraashay Maxayse Culimadu Ka Yiraahdeen?

Mu’assasada As-saxaab, garabka warbaahineed ee Qaacidatul Jihaad ayaa baahisay bayaan uu ku saxiixnaa hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaacida, kaas oo looga hadlay shirkii dhawaan kusoo idlaaday magaalada Manaama ee caasimada dalka Al-baxreyn, kaas oo ka dhignaa shirqool horleh oo la doonayo in lagu xaraashayo dhulka Filastiinta muslimka ah. Bayaankan oo […]