Wararka Dibadda

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.
Wararka Dibadda

Sawirro: Dowladda Sacuudig Oo Ogolaatay in Kaniisado Laga Dhisayo Dhulka Bilaadul Xarameyn.

Markii ugu horraysay dowladda Sacuudiga ayaa ogolaatay in Kaniisado ay leeyihiin dadka Kirishtaanka ah laga dhiso dhulka Xarameynka. Kadib booqashooyin ay magaalada Riyaadh ku tageen Baadariyaal katirsan Vatican-ka ayay kulamo kula qaateen mas’uuliyiinta ugu sarraysa Sacuudiga oo uu kamid yahay Salmaan Bin C/casiis iyo wiilkiisa waxayna labada dhinac kala saxiixdeen […]

Trump oo Sheegay Inaaney Dowladaha Carabta Todobaad Jiri Karin Mareykanka La’aantii.
Uncategorized Wararka Dibadda

Trump oo Sheegay Inaaney Dowladaha Carabta Todobaad Jiri Karin Mareykanka La’aantii.

Madaxweynaha dalka Mareyka Donel¬†Trump, ayaa si aad ah u liiday mar kale madaxda xukaamta carabta xilli uu shir jaraa’id ku qabanayay dalka Faransiiska. Shirkiisan jaraa’id oo ahaa mid uu ku wehliyo ra’iisulwasaaraha dalka Faransiiska, ayaa waxa uu si cad ugu sheegay in dowladaha carabtu yihiin kuwa ku dhisan Mareykanka awoodiisa. […]

Maraykanka oo Qiray in kudhowaad 10 Askari ay uga dhimatay burbur diyaaradeed oo ka dhacay dalka Ciraaq.
Wararka Dibadda

Maraykanka oo Qiray in kudhowaad 10 Askari ay uga dhimatay burbur diyaaradeed oo ka dhacay dalka Ciraaq.

Gelinkii dambe ee maalintii Jimcaha waxaa gobolka Al-Anbaar ee wadanka Ciraaq ku burburay mid kamid ah diyaaradaha dagaalka ee dowladda Maraykanka ee dalkaas ka wada duqeymaha cadowtooyo ee ka dhanka ah dadka Muslimiinta. Diyaaradan soo dhacday oo nooceedu ahaa Hellecopter waxay dowladda Maraykanka sheegeysaa in burburkeeda uu ahaa mid dabiici […]

Khabiir Ameerikaan Ah oo Lagu Dilay Dalka Kenya.
Wararka Dibadda

Khabiir Ameerikaan Ah oo Lagu Dilay Dalka Kenya.

Booliska Kenya ayaa sheegaya in kooxo aan heybtooda lagaran ay dileen Nin khabiir Mareykan ah oo caan ka ahaa gudaha wadanka Kenya iyo wadamada geeska qaaradda Afrika. MeydkaEsmond Bradley Martinoo American ah ayaa laga helay gurigiisa oo kuyaal dacalka magaalada Nairobi ee caasimadda u ah Kenya. Saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya […]

Madaxweynaha Ereteria Oo Socdaal Ku Jooga Wadanka Masar iyo Xiisado Udhaxeeya Dowladaha Geeska Afrika.
Wararka Dibadda

Madaxweynaha Ereteria Oo Socdaal Ku Jooga Wadanka Masar iyo Xiisado Udhaxeeya Dowladaha Geeska Afrika.

Wakaaladda Wararka Sharqal Awsat ee ku dhow xukuumadda Masar iyo Telefeshinka Rasmiga ah ee wadankaas ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi Fataax Alsiisi oo madaxweynaha Ereteria kusoo dhoweynaya magaalada caasimadda ah ee Al Qaahira. Booqasho kedis ah ayuu Hoggaamiyaha Ereteria ku joogaa¬† wadanka Masar halkaas oo kulamo lagu sheegay xasaasi kula yeelanayaan […]

Buugaag Laga Qoray Waalida Donald Trump.
Wararka Dibadda

Buugaag Laga Qoray Waalida Donald Trump.

Buugga uu qoray Michael Wolff ayaa lagu sheegay in Trump uu muujinayo astaamo kasii daraya oo ku saabsan in uusan maskax ahaan fiyoobeen. Buugaag kale oo baddan oo laga qoray caafimaadka maskaxda Trump waxaa ka mid ah The Dangerous Case of Donald Trump oo uu qoray Bandy X Lee; Twilight […]