Wararka Dibadda

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2015-02-14 20:52:27Z |  | ÿ-.8ÿ'(2ÿ$%/ÿD³º*
Wararka Dibadda

Dibad Baxyo Waaweyn Iyo Rabshado Ka Bilowday Iiraan.

Shacabka dalka Iiraan ayaa sanado kadib wuxuu billaabay banaan baxyo waaweyn oo uu uga soo horjeedo siyaasadda maamulka dalka Iiraan ka dhisan. Maalintii shalay oo Jimco ahayd waxaa magaalooyin farabadan oo katirsan wadanka Iiraan ka dhacay bananabaxyo ballaaran kuwaas oo ay dhigayaan qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana dadku ay […]

UNICEF oo Ka Digtay In Caruurtu Isticmaasho Internetka.
Wararka Dibadda

UNICEF oo Ka Digtay In Caruurtu Isticmaasho Internetka.

Hay’ada dhalaanka aduunka UNICEF ayaa ugu baaqday shirkadaha dhanka Tiknoolajiyada in ay qaadaan tallaabooyiin dheeraad ah oo da’yarta loga ilaalinayo waxyeelada Internetka. Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in maalin waliba in ka badan 170,000 oo Carruur ah ay markii ugu horeysay isticmaalaan internetka. Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay sare u […]

Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.

Dagaallo culus ayaa wali ka socda qeybo badan oo katirsan wadanka Yemen dagaalladaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad xulufo ku ahaa dagaalka ka dhanka ah xulufada Sacuudiga. Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ay la wareegeen dhismayaal muhiim ah oo kuyaal bartamaha magaalada. Wariyaal ayaa soo sheegay […]

[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .
Kaydka Sawirada Wararka Dibadda Wararka Gudaha

[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .

Ereteriya waa dal dhaca geeska Africa, waxaana caasimad u ah magaalada Asmara, inta ugu badan dadka wadankan oo lagu qiyaaso 4 milyan oo ruux waxay ku hadlaan luuqadda Carabiga, asal ahaan dalkuna waa dal Islaam, inkastoo sanadihii tagay lagu beeray kirishtaan badan, qiyaastii Musliminta waxaa lagu sheegaa  40% dadka guud […]