Wararka Dibadda

UNICEF oo Ka Digtay In Caruurtu Isticmaasho Internetka.
Wararka Dibadda

UNICEF oo Ka Digtay In Caruurtu Isticmaasho Internetka.

Hay’ada dhalaanka aduunka UNICEF ayaa ugu baaqday shirkadaha dhanka Tiknoolajiyada in ay qaadaan tallaabooyiin dheeraad ah oo da’yarta loga ilaalinayo waxyeelada Internetka. Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in maalin waliba in ka badan 170,000 oo Carruur ah ay markii ugu horeysay isticmaalaan internetka. Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay sare u […]

Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.

Dagaallo culus ayaa wali ka socda qeybo badan oo katirsan wadanka Yemen dagaalladaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad xulufo ku ahaa dagaalka ka dhanka ah xulufada Sacuudiga. Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ay la wareegeen dhismayaal muhiim ah oo kuyaal bartamaha magaalada. Wariyaal ayaa soo sheegay […]

[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .
Kaydka Sawirada Wararka Dibadda Wararka Gudaha

[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .

Ereteriya waa dal dhaca geeska Africa, waxaana caasimad u ah magaalada Asmara, inta ugu badan dadka wadankan oo lagu qiyaaso 4 milyan oo ruux waxay ku hadlaan luuqadda Carabiga, asal ahaan dalkuna waa dal Islaam, inkastoo sanadihii tagay lagu beeray kirishtaan badan, qiyaastii Musliminta waxaa lagu sheegaa  40% dadka guud […]

Mugabe oo La Xiray Iyo Milatariga oo La Wareegay Talada Zimbabwe.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Mugabe oo La Xiray Iyo Milatariga oo La Wareegay Talada Zimbabwe.

Ciidanka Milatariga Dalka Zimbabwe ayaa gacanta ku dhigay talada dalkaas iyagoo xabsiga u taxaabay Madaxweynaha 93 jirka ah ee Roperto Mugabe. Mugabe ayaa todobaadkii hore shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisa Emmerson Mnangagwa kadibna waxaa bilowday is fahamwaa iyo qulqulatooyin siyaasadeed. Taliyaha Milatariga Zimbabwe ayaa waxaa uu sheegay in haddii aysan xiisadda dejin […]