Wararka Dibadda

Mareykanka oo Ciraaq Ku Dilay Qaasim Suleymaani oo Ka Tirsanaa Saraakiisha Sare Ee Shiicada Iiraan.
Wararka Dibadda

Mareykanka oo Ciraaq Ku Dilay Qaasim Suleymaani oo Ka Tirsanaa Saraakiisha Sare Ee Shiicada Iiraan.

Mareykanka ayaa duqeyn uu saaka ka geystay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Baqdaad, halkaasoo uu ku dilay General Qaasim Suleymaani oo ka tirsanaa saraakiisha ugu sarreysa milatariga Shiicada Iiraan. Iiraan ayaa durbadiisa cambaareysay duqeyntan iyadoo sheegtay iney ka aar gudanayso Mareykanka. Wasiirka Arimaha Dibadda Iran Maxamad Jawaad Dariif […]

5 Qof ayaa ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Dalka Kenya.
Wararka Dibadda

5 Qof ayaa ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Dalka Kenya.

Dabaaldegga ciidda Kirismiska ayaa Kenya ugu soo gabagaboobay musiibo iyadoo ay geeriyoodeen shan dhallinyaro ah kadib markii uu gaarigooda uu ku burburay Waddada Eldama Ravine-Torongo ee Gobolka Baringo. Sida uu sheegayo Taliyaha Bilayska gobolkaas, shilka ayaa dhacay 5:30 aroornimo xilli boqollaal dad ah ay isugu soo bexeen fagaare maqaayad horteed […]

Soo Saarka Cunta Uganda oo Hoos U Dhacaya. (Warbixin)
Wararka Dibadda

Soo Saarka Cunta Uganda oo Hoos U Dhacaya. (Warbixin)

Isbedel ku yimid cimilada dalka Uganda ayaa saameyn ku yeelanaya soo saarka badarka aasaasiga ah sida galleyda, mooska iyo digirta, sida ay sheegtay dowladda wadankaas. Daraasadda, oo ay hogaamineyso Xarunta Caalamiga ah ee (CIAT), ayaa sheegaysa in heerkulka oo kordhaya uu beeraleyda ku qasbi doono iney ka tagaan wax soo […]

Muxuu Xambaarsan Yahay Socdaalkii Afwerki Ee Itoobiya?
Wararka Dibadda

Muxuu Xambaarsan Yahay Socdaalkii Afwerki Ee Itoobiya?

Madaxweynaha Ereteriya Asayis Afwerki ayaa booqday Itoobiya laba maalmood ka hor inta uusan ku noqon caasimadda dalkiisa, ee Asmara. Intii ay socotay booqashadiisa, Afwerki wuxuu la kulmay Raiisul Wasaaraha Itoobiya Abiy iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Itoobiya. Dhamaantood waxay u dabaaldegeen aasaaskii safaaradda Ereteriya ee laga dhisi doono […]