Wararka Dibadda

100 Dumar Ah oo Kenya Lagu Dilay Sannadkan.
Wararka Dibadda

100 Dumar Ah oo Kenya Lagu Dilay Sannadkan.

Ugu yaraan 100 haween ah ayaa laga soo sheegay in lagu diley Kenya sanadka 2019. Taas macnaheedu waa in celcelis ahaan, 8 dumar ah ay naftooda waayaan bil kasta. Haweenkan qaarkood ayaa waxaa dilay raggoodii, qaar kalana waxaa lagu soo dilay meelaha dalxiiska iyo tamashleynta. Xogtan oo laga soo uruuriyay […]

Masar: Boqollaal Warshadood oo U Xirmay Musuqmaasuq. (Warbixin)
Wararka Dibadda

Masar: Boqollaal Warshadood oo U Xirmay Musuqmaasuq. (Warbixin)

Warshado badan oo dharka ku farsameyn jiray Masar islamarkaana soo saari jiray dhaqaale badan ayaa lagu soo waramayaa iney xirmeen. “Dharka Shiinaha wuxuu xiray warshadeheena wuxuuna dumiyay guryaheena,” waa hadaladda ay haatan ku calaacalayaan qaar badan oo kamid ah ganacsatada Masaarida xilligan. Mid kamid ah shaqaalaha warshadaha xirmay ayaa sheegay […]

Yahuuda oo Cuuriyaamisay Shaqooyinka iyo Mustaqbalka Dhaqaale Ee Reer Falastiin.
Maxaa Cusub Wararka Dibadda

Yahuuda oo Cuuriyaamisay Shaqooyinka iyo Mustaqbalka Dhaqaale Ee Reer Falastiin.

Dr.Cabdiraxmaan Abu Rukba ayaa sharraxay xaaladdiisa ku dhawaad 7 sano kadib markii uu qaatay shahaadada jaamacadeed ee taariikhda casriga isagoo aan shaqo ka helin Gaza. Markii uu ka qalin jabiyay Machadka Daraasaadka Jaamacadda Carabta ee Qaahira sanadkii 2012, wuxuu rajeynayay inuu ku heli doono jidkiisa qeybta waxbarashada jaamacadda, laakiin wuxuu […]

Waa Maxay Halista Ugu Weyn Ee Ay Wajahayaan Saliida Iyo Gaaska Mareykanka Sanadka Soo Socda?
Wararka Dibadda

Waa Maxay Halista Ugu Weyn Ee Ay Wajahayaan Saliida Iyo Gaaska Mareykanka Sanadka Soo Socda?

Sanadkan sii dhammaanaya ee 2019, waaxda saliida waxay aragtay isbadallo badan oo la xiriira jawiga siyaasadeed iyo cimilada adduunka, iyadoo baahida loo qabo koritaanka ay gaartay heerkeeda ugu hooseeya. Warbixin ay daabacday OilPrice, Tsvetana Paraskova waxay ka hadashay halista ugu caansan ee ku wajahan warshadaha saliida ee dunida 2020. Caqabadaha […]

Eeyuhu waa Nijaas sida ay qabto Diinta Islaamka.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Reer Galbeedka oo Qarniyo kadib ogaaday halista caafimaad ee Eeyaha.

Mar weliba waxay reer galbeedku gaarayaan xaqiiqooyin caafimaad oo ay horey uga hadashey diinta Islaamka, waxaana warbixin cusub oo soo baxday ay sheegeysaa in reer galbeedku ay markan fahmeen halista caafimaad ee ay leeyihiin Eeyaha. Wareegto kasoo baxday saraakiisha wasaaradda caafimaadka ee Maraykanka ayaa waxaa lagu amray muwaadiniinta Ameerikaanka ah […]

26 Ruux oo ku dhintay Duqeymo ka dhacay wuqooyiga Suuriya.
Wararka Dibadda

26 Ruux oo ku dhintay Duqeymo ka dhacay wuqooyiga Suuriya.

Wararka ka imanaya dalka Suuriya ayaa ku waramaya in maalintii shalay uu dalkaas ka dhacay duqeymo xoogan oo ay fuliyeen diyaarradaha dowladda Ruushka iyo kuwa Nidaamka Bashaar Al-Asad. Duqeymaha oo ahaa kuwa xoogan oo aan loo meel dayin ayaa ka dhacay deegaannada Macsaraan, Talmanas, iyo Badaama, waxaana ku dhintay dadweyne […]

Perves Musharraf oo lagu xukumey Dil toogasho ah.
Wararka Dibadda

Perves Musharraf oo lagu xukumey Dil toogasho ah.

Maxkmad ku taalla wadanka Pakitaan ayaa dil toogasho ah ku xukuntey madaxweynihii hore ee dalka Pakistaan, qaab milliterynimana ku maamulayay wadanka ee Pervez Musharaf, kaas oo hadda dibad joog ah. Afhayeen u hadlay maxkamadda wadanka Pakistaan ayaa sheegay in Perves Musharraf lagu helay eedeymaha loo soo jeediyay ee ay kamid […]