Wararka Dibadda

Ordogan oo hanjabaad culus u jeediyay Maraykanka.
Wararka Dibadda

Ordogan oo hanjabaad culus u jeediyay Maraykanka.

Madaxweynaha Turkiga Rajab Dhayib Ordogan ayaa hanjabaad culus u jeediyay dowladda Maraykanka oo ay bah wadaag ka yihiin dagaallada ka socoda qaar kamid ah caalamka Islaamka sida Afqaanistaan iyo Soomaaliya. Ordogan ayaa isagoo waraysi siinaya mid kamid ah telefeshinnada maxalliga ah ee Turkiga, wuxuu sheegay in dowladiisu ay awood u […]

Shacabka Aljeeriya oo ka hor yimid madaxweynaha cusub ee wadankaas.
Wararka Dibadda

Shacabka Aljeeriya oo ka hor yimid madaxweynaha cusub ee wadankaas.

Maalmihii lasoo dhaafay wadanka Aljeeriya waxaa ka soconayay doorashooyin madaxtnimo oo ay soo abaabuleen maamulkii bedeley Butafaliqa, doorashooyinkaas oo ay si adag uga hor yimaadeen dadka shacabka ah. Dadka ka qeybgalay doorashooyinka ayaa la sheegay iney aad u yaraayeen, islamarkaana aaney gaareyn 40% tirada guud ee shacabka Aljeeriya, waxaana dadka […]

Jeneral David Mohoozi: “Al-Shabaab Waxay Leeyihiin Shabakado Sirdoon oo Xoog Leh” (Warbixin)
Wararka Dibadda

Jeneral David Mohoozi: “Al-Shabaab Waxay Leeyihiin Shabakado Sirdoon oo Xoog Leh” (Warbixin)

Taliyaha ciidamada Ugandha, Jeneral David Mohoozi, oo macsalaameynayay askar ka tirsan ciidankooda oo Soomaaliya loo soo dirayo ayaa walaac ka muujiyay khibradda iyo xeeladaha milatari ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Wuxuu ku taliyay in ciidamadan ay noqdaan kuwa feejignaantoodu ay aad u sarreyso maxaa yeelay cadowga (Xarakada Shabaabul Mujaahidiin) waxay leeyihiin […]