Maqaallo

Labo Gaari oo Kenya Looga Gubay Duleedka Mandheera.
Kaydka Sawirada Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Labo Gaari oo Kenya Looga Gubay Duleedka Mandheera.

Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa weerar ay Xarakada Al-Shabaab shalay galinkii dambe ka geysatay dhulka Soomaaliyeed ee ay Keynya heysato kaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed. Nooca weerarka oo dhabba-gal ayaa waxa uu ka dhacay inta u dhaxaysa degmada Wajeer iyo deegaanka Dabasiti iyo degmada Ceelwaaq Kenya gobolka […]

Mareykanka oo Amar Degdeg Ah Siiyay Muwaadiniintiisa Ku Sugan Muqdisho.
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Mareykanka oo Amar Degdeg Ah Siiyay Muwaadiniintiisa Ku Sugan Muqdisho.

Sabti, November, 03, 2017: Maraykanka ayaa soo saaray digniin cusub oo la xiriirta ammaanka goobaha ay magaalada Muqdisho ka joogaan muwaadiniintiisa. War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka ayaa waxaa lagu amray muwaadiniinta Maraykanka iney sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan Xamar. Maraykanku wuxuu sheegayaa inuu helay macluumaadyo xasaasi ah […]

Cinwaanka Twitter-ka Ee Donald Trump oo Hawada Laga Saaray.
Maqaallo Maxaa Cusub Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Cinwaanka Twitter-ka Ee Donald Trump oo Hawada Laga Saaray.

Cinwaanka uu barta Twitter-ka ku leeyahay madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa la xaqiijiyay in hawada laga saaray shalay oo Khamiis ahayd sida ay xaqiijisay shirkada leh bartan xiriirka bulshada ah. Shaqaalaha xafiiska madaxweyne Trump ayaa sheegay in muddo kooban oo uu xirnaa cinwaankan kadib hawada lagu soo celiyay iyagoo timaamay in […]

Laba Gaari oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.
Aflaam Maqaallo Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Laba Gaari oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.

Dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada Amisom ayaa duhurnimadii maanta isku fara saaray inta u dhacaysa magaalada Marko iyo degaanka Nambar 60 ee gobolka Shabeelaha hoose. Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, dirirta ayaa timid kadib markii askarta Al-Shabaab ay dhabbaha u galeen […]