Maqaallo

Wararkii ugu dambeeyay ee Itoobiya.
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay ee Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa Ismaamulka Tigeega ee TPLF u qabtay in ay muddo 72 saacadood ah isugu soo dhiibaan Ciidamadiisa Duulaanka ku jooga dhulka Tigreega oo todobaadyadaan dagaalo khasaare badan sababay ka dhaceen. taa micnaheedu waaxaa weeye ina y magaalada Caasimadda ah ee Makhalle ku soo wareejiyaan. asigoo hadalkiisa sii […]

ITOOBIYA OO KU GUULEYSATAY MURUQTUUJINTA AMA HAYMANADA (HEGEMONY) GEESKA AFRIKA
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

ITOOBIYA OO KU GUULEYSATAY MURUQTUUJINTA AMA HAYMANADA (HEGEMONY) GEESKA AFRIKA

Waxa muuqata oo bannaanka timi awood siyaasadeed ama caskariyeed oo ay Itoobiya muddaba ku taamaysay, taas oo ahayd in ay hesho muruqtuujinta ama haymanada Geeska Afrika, balse dawladihii Soomaaliya soo maray sannadihii 1960-1990kii ay ahaayeen kuwa hor taagan. Inkasta oo wixii ka dambeeyey burburkii dawladdii dhexe ee Soomaaliya ciidammaduna hoggaanka […]

Lixdii Janaral ee Dhibaateeyey Soomaalida iyo Meeshii ay ku Dambeeyeen.
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Lixdii Janaral ee Dhibaateeyey Soomaalida iyo Meeshii ay ku Dambeeyeen.

Dhiigga Soomaalidu ma sunbaa? Ma aqaan qawlkaas ama (athar-kaasi) saxnimadiisa laakiin waxa jira kelmad laga soo dheegto Ibn Casaakir una meel-martay culimada oo la’ yidhaahdo hilibka culimadu waa sumaysan yahay: (لُحُوم الْعلمَاء مَسْمُومَة). oo looga jeedo qofka dhiba culimada wuu ku sumoobaa oo kama faa’iido, ama si xun buu u […]

6 Arimood oo ay la Gaar Ahaayeen Go’aanadii Kasoo Baxay Shirweynihii Al-Shabaab. (Maqaal Cusub)
Maqaallo Wararka Gudaha

6 Arimood oo ay la Gaar Ahaayeen Go’aanadii Kasoo Baxay Shirweynihii Al-Shabaab. (Maqaal Cusub)

Kadib markaan akhriyay qodobadii kasoo baxay shirka ay qabatay xarakada al-Shabaab, xafiiskeeda qaabilsan siyaasada, go’aanada ay soo saareen ka qeybgalayaasha, kuwaas oo ku qornaa Luuqadaha Soomaaliga iyo English-ka waxay la gaar ahaayeen lix (6) qodob kuwaas oo aan doonayo inaan ku gorfeeyo qormadan kooban: 1- Jihaad Fardu-Ceyn ah: Qodobka 1aad […]

Corona Virus Masaajidda ma loo xiri karaa? waxaa ka Jawaabaya Sheekh Xassaan Xuseen.
Maqaallo Wararka Gudaha

Corona Virus Masaajidda ma loo xiri karaa? waxaa ka Jawaabaya Sheekh Xassaan Xuseen.

Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo kamid ah culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cudurka halista ah ee lagu magacaabo Carona Virus. Maalmihii lasoo dhaafay waxaa albaabada laysugu dhufanayay masaajid ay leeyihiin muslimiinta iyadoo lagu marmarsiyoonayo xadeynta cudurka Carona Virus. Sheekh Xasaan ayaa ugu baaqay culimada muslimiinta iyo jaaliyadaha soomaalida ee dalka […]