Iyadoo Caalamul Islaami ay ka socdaan isu soo baxyo ka dhan ah Afglaadada Dowladda Faransiisku u geysatay Nabi Muxamad (SCW) ayaa waxaa xad gudubka faransiiska si qiiro leh uga hadlay Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka. Waxa uu bogaadiyay weerarada ka dhan ah Faransiiska ee […]
Kaydka Sawirada
Sawirro: Nabadoon Ka Hadlay Xoolo Udxiyo Ah oo Uu Axmad Madoobe Siiyay Kenyanka Heysta Kismaayo.
Maamulka Jubbaland ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa maalintii koowaad ee Ciiduladxaa xoolo badan ku wareejiyay ciidanka Kenya ee heysta magaalada iyo duleedkeeda. Xoolaha uu ahaa Ari lagana soo buuxiyay laba gaari oo waaweyn ayaa waxaa gudoomay saraakiisha Kenya kuwaasoo loo sheegay iney yihiin hadiyad […]
Sawirro Cusub: Jamaame oo Si Wacan Looga Ciiday.
Degmada Jamaame ee wilaayada Jubbooyinka ayaa waxaa looga ciiday si aad u heer sarreysa waxaana laga ooga shacaa’irta si lamid ah magaalooyinka kale ee wilaayaadka islaamiga ah. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Sawirro: Dabaal Deg Iyo Cayaaro Qurux Badan oo Ka Dhacay Ceelbuur.
Magaalada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga Galgaduud waxaa maalintii labaad ee Ciiduladxaa ka dhacay dabaal deg ballaaran oo ku saabsan munaasabadda Ciiduladxaa. Dad badan oo ka kooban qeybaha bulshada ayaa usoo daawasho tegay iyadoo fagaaraha lagu soo bandhigay ciyaaro aad loogu riyaaqay. HOOS KA DAAWO SAWIRRADA
Sawirro: Magaalada Buq Aqable oo si heer sare ah looga oogay Ciidul Adxaa.
Sawirro: Saakow oo Maanta Si Wanaagsan Looga Ciiday.
Degmada Saakow ee wilaayada Jubbooyinka waxaa maanta looga ciiday si aad iyo aad u heer sarreysa iyadoo kumannaan dad weyne ah ay salaadda Ciidda ku tukadeen musalle weyn oo ku yaalla bartamaha degmada. Dadka oo ku labisnaa dhar qurxoon ayaa muujiyay shacaa’irta waxaana ay dhageysteen khudbadda ciida oo dhinacyo kala […]
Sawirro: Mareykanka oo 3 Caruur Ah Ku Dilay Jilib.
Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka ayaa maanta duhurkii duqayn ka fuliyay magaalada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka halkaas oo ay ku dileen carruur kuna burburiyeen guri. Duqaynta oo dhacday abaara 2:00 duhurnimo ayaa waxay diyaaraduhu la beegsadeen caruurtan oo ku sugnayd banaanka hore ee guriga halkaas oo ay dhammaantood ku dhinteen. Saddex […]
Sawirro+Barnaamij Gaar Ah: Haween Daaciyaad Ah oo Ka Qalin Jabiyay Machad Ku Yaalla Jubbooyinka. (Dhageyso Q-2aad)
Shahaadooyin iyo hadiyado ay kamid yihiin Dahab ayaa la gudoonsiiyay haweenka daaciyaadka ah ee galay kalaimaha horey iyadoo si guud ahaaneed loo abaal mariyay dhammaan 16ka hablood ee ka qalin fulay machadka Khadiija ee خذيجة بنت خويلد لإعداد الداعيات Xilli maamulada kale ee dalka ay juhdi ku bixinayaan iney dumarka […]
Sawirro+Warbixin: Ku Dhawaad 10 Gabdhood oo Barashada Qur’aanka Ku Dhameysay Sh/Hoose oo Xaflad Loo Qabtay.
Goor Hore Khamiistii 18-ka dulqacda ee sannadka 1441 Hijriga saacaduna Ahayd sideeda subaxnimo ayaa xarunta Madrasada Cushaaqul quraan oo kamid ah madaarista lagu barto Quraanka Kariimka ee ku yaalla mid kamid ah degaanada hoos taga degmada Baraawe ee gobolka Shabeelaha Hoose waxaa lagu qabtay xaflad qalin jabin quraan. Sideed gabdhood […]
Sawirro: Jammaame oo Si Heer Sare Ah Looga Ciiday Iyo Ciidamada oo Dhoolatus Sameeyay.
Degmada Jamaame oo u dhow magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa maamula Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, halkaasoo ay ku nool yihiin dad badan. Salaadii Ciida waxay dadku ku tukadeen fagaare weyn oo uu maamulka islaamiga ah diyaariyay waxaana sawirradan laga dheehanayaa sida quruxda iyo farxadda badan ee loo ciiday islamarkaana […]