Kaydka Sawirada

Sawirro: Tartanka Qur’aanka Wilaayada Galguduud oo lasoo gaba gabeeyay.
Kaydka Sawirada Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Tartanka Qur’aanka Wilaayada Galguduud oo lasoo gaba gabeeyay.

Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud waxaa lagusoo gunaanaday tartanka Qur’aanka ee bisha barakaysan ee Ramadaan. Tartankan oo ay ka qeyb gelayaan dadka waaweyn iyo carruurta ayaa lagu tartamayay 30-ka Juz ee Qur’aanka Kariimka. Munaasabad lagusoo gunaanadayay tartanka oo lagu qabtay masjid Jaamaca Ceelbuur waxaa kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan wilaayada […]

Sawirro: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Jabkii Ciidanka DFS Ku Gaaray Ceelsaliini.
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Sawirro: Al-Shabaab oo Soo Bandhigay Jabkii Ciidanka DFS Ku Gaaray Ceelsaliini.

Xafiiska Warfaafinta Xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigay sawirro muujinaya qeyb kamid ah khasaarihii lixaadka lahaa ee ciidamada Maamulka Farmaajo kasoo gaaray weerarkii laba maalin ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada ee Ceel Saliini. Sawirrada oo qeyb kamid ah lasoo gaarsiiyay Shabakada Wararka SomaliMeMo ayaa waxaa ay muujinayaan ciidamada Al-Shabaab oo […]

Daawo Sawirro: Beesha Wacaysale Abgaal oo Suldaan cusub ku duubatay magaalada Ceeldheer.
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Daawo Sawirro: Beesha Wacaysale Abgaal oo Suldaan cusub ku duubatay magaalada Ceeldheer.

Munaasabad aad u ballaaran oo ka dhacday degmada Cee dheer ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa beesha Wacaysle oo kamid ah Abgaal waxay ku dooratay suldaan cusub oo ku hogaamiya ku dhaqanka Shareecada Islaamka. Xaflada lagu dooranayay Suldaanka oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin katirsan wilaayaadka islaamiga, Nabadoonno iyo waxgarad ayaa […]

Sawirro: Beesha Habas-Guul Ee Jubooyin oo Ugaas Cusub Ku Caleema Saaratay Bu’aale.
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Sawirro: Beesha Habas-Guul Ee Jubooyin oo Ugaas Cusub Ku Caleema Saaratay Bu’aale.

Beesha Habas-Guul oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku caleema saaratay magaalada Bu’aale ee Wilaayada Jubooyinka. Ugaas Maxamad Ugaas Axmad Shide ayaa loo caleema saaray inuu hogaan diineed u noqdo beesha qeybteeda degta Jubooyinka. Munaasabadda waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin, odayaal dhaqameedyo iyo bulshada qeybaheeda kala duwan. Mas’uuliyiintii […]

Sawirro: Al-Shabaab oo Gacanta Ku Dhigay Diyaarad Drone Ah oo Kusoo Dhacday Sh/Hoose.
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Sawirro: Al-Shabaab oo Gacanta Ku Dhigay Diyaarad Drone Ah oo Kusoo Dhacday Sh/Hoose.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa gacanta ku dhigtay diyaarad Drone ah, gaar ahaan ah kuwa wax basaasa, kadib markii ay kusoo dhacday degaanka Tooratoorow ee gobolka Shabeelaha Hoose. Diyaaraddan oo maalmihii lasoo dhaafayba ku dul wareegeysay bulshada ku dhaqan degaanka ayaa mar qura laga war helay soo dhicitaankeeda, waxaana isku gadaamay […]