Kaydka Sawirada

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Weerarka Xerada Mareykanka Ee Lamu (Sawirro)
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Weerarka Xerada Mareykanka Ee Lamu (Sawirro)

Saacaddii lixaad ayuu galay weerarkii ay saaka aroortii ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Sahabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada Mareykanka ee Lamu. Wararka halkaa laga helayo ayaa waxay sheegayaan in khasaare badan uu gaaray Mareykanka kaasoo isugu jira naf iyo maal. Hey’adda lagu magacaabo Strategic Intelligence Service ayaa waxay goor dhow barteeda Twitter […]

Daawo Sawirro: Mareykanka oo Duqeyn Uu Ka Geystay Sh/Hoose Ku Dilay Ganacsade Caan Ah & Geel Badan.
Kaydka Sawirada Uncategorized Wararka Gudaha

Daawo Sawirro: Mareykanka oo Duqeyn Uu Ka Geystay Sh/Hoose Ku Dilay Ganacsade Caan Ah & Geel Badan.

Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa duqeymo arxan darro ah oo ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen gobolka Shabeelaha Hoose, shalay casar-liiqii iyo xalay fiidkiiba. Dueymahan oo ka dhacay degaanka Kuunyo Barrow oo hoos taga degmada Baraawe ayaa waxaa lagu beegsaday ganacsade caan ka ahaa degaanka, iyadoo sidoo kale lagu laayay Geel badan, […]

Sawirro+Warbixinno: Horumar dhan walba ah oo ka jira magaalada Bu’aale ee Jubbada Dhexe.
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Sawirro+Warbixinno: Horumar dhan walba ah oo ka jira magaalada Bu’aale ee Jubbada Dhexe.

Safar shaqo oo dhawaan idaacadda Andalus ay ku tagtay degmada Bu’aale ee wilaayada Jubbooyinka ayaa intii la socotay wararkeena waxad ku dhagaysateen warbixinno shan ah oo laga baahiyay idaacadda Andalus kuwaasi oo diiradda lagu saaray horumarka ka jira magaalada Bu’aale ee dhanka dhismaha magaalada, waraxbarashada iyo beeraha intaba leh. Hadaba […]

Vedio+Sawirro: Beesha Sade oo Ka Heshiisay Colaad Muddo 800 oo Sano Ah Kasoo Dhex Jirtay.
Aflaam Kaydka Sawirada Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Vedio+Sawirro: Beesha Sade oo Ka Heshiisay Colaad Muddo 800 oo Sano Ah Kasoo Dhex Jirtay.

Beesha Sade Daarood oo kamid ah qabaa’ilka Soomaaliyeed ayaa ka heshiisay colaad dhexdeeda kasoo taagnayd muddo lagu qiyaasay 800 sano taasoo uu jiilba jiilka kale kasii dhaxlayay. Kadib shir weyn oo bishii Ogosto ee sannadkan 2019 ka dhacay degmada Ceelcadde ee gobolka Gedo, ayaa waxay beeshu ka heshiisay gefef badan […]

Sawirro: Odayaashii Xildhibaannada kasoo Xulay Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle oo degmada Buq Aqable lagusoo Bandhigay.
Kaydka Sawirada Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Odayaashii Xildhibaannada kasoo Xulay Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle oo degmada Buq Aqable lagusoo Bandhigay.

Waxaa soo gaba gaboobay kulan ballaaran oo dhax maray qaar kamid ah odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka iyo mas’uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab. Odayaashan oo towbadkeenayaal ahaa ayaa ka tagay deegaannada ay ka arrimiyaan maamullada Hirshabelle iyo Galmudug waxayna gaareen wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca bartamaha Soomaaliya, kulamadan […]

Sawirro+ Cod: Mareykanka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duqeyn Diyaaradeed oo Uu Ka Fuliyay Sh/Hoose.
Kaydka Sawirada Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro+ Cod: Mareykanka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duqeyn Diyaaradeed oo Uu Ka Fuliyay Sh/Hoose.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen degaanka tirsan Shabeelaha Hoose shalay abbaaro 05:00 (Shantii galabnimo) Duqeyntan oo ka dhacday meel u dhow degaanka Kuunyo-Barrow ayaa waxay diyaaraduhu ku beegsadeen Aboow Cali Waardiyoow oo ahaa nin ganacsade ah oo leh xoolo iyo beero, sidoo kalana […]