Amiirka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda, ayaa jeedinaya kalimad muhim ah oo ku saabsan xaaladda ka taagan dhulka Shaam, siiba dalka Suuriya oo ay gumaad ka wadaan Ruushka iyo Shiicada. Mu’asasada Al-kata’ib, oo ah garabka war baahineed ee Xarakada Al-Shabaab, ayaa sheegtay in ay dhawaan soo bixi […]
Other News
Dhurwaa Labo Caruur Ah Ku Cunay Shabeelaha Dhexe.
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxay ku waramayaan in dhurwaa uu cunay labo caruur ah oo raacayay Neylo, yar yar. Dhurwaaga ayaa caruurtan ku weeraray dhul miyi ah oo hoos yimaada degmada Mahadaay, sida laga soo xigtay dad eheladooda kamid ah. Dhurwaaga ayaa caruurta ku cunay geed […]
Sawirro: Dad Careysan Oo Ciidamada Itoobiya Kala Wareegay Magaalada Shiniile Ee Somaligalbeed.
Mudaharaadyo xoogan ayaa laga soo sheegayaa qeybo ka mid ah gobolada ay somalidu dagaan ee ku hoosjira Gumaysiga dowlada itoobiya. Warkarka ka imaanaya gobolka shiniile ee ka tirsan dhulka Somaligalbeed ee ayitoobiyaanku gumeystaan ayaa sheegaya in ay ka bilaawdeen mudaharaadyo waa weeyn oo looga soo hor jeedo Maamulka Xabashida itoobiya […]
Askar Ka Tirsan DF oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Muqdisho.
Askar ka tirsan DF, ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax ka dhacay xaafadda Xamar jadiid ee degmada Wardhiigley habeenkii xalay. Goob joogayaal ayaa sheegaya in askartan lagu weeraray meel u dhow halka loo yaqaano sar guduuda kadib markii lala beegsaday laba qarax. Qaraxyada ayaa la sheegay iney xigtay rasaas […]
Muudey: “Dastuurkeeni Waa Nalaga Xaday Waxaan Ku Dhaqannaa Mid Kale. (Dhageyso)
Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka Federalka ah Cabdiwali Sheekh Muudey, ayaa shaaca ka qaaday in laga xaday dastuurkii ay ku dhaqmayeen badalkiisana ay ku shaqeeyaan mid kale. Isagoo ka hor hadlayay xubno ka tirsan Aqalka sare, ayaa waxa uu uga digay inaan iyagana laga xadin dastuurkooda, isagoo intaasi ku […]
Aqoonyahan Filastiini ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.
Wararka ka imaanaya dalka Maleyziya ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dileen aqoonyahan filastiini ah oo kamid ah jaaliyadda reer Filastiin eek u nool dalka Maleyziya ee qaaradda Asia. Aqoonyahanka la dilay waxaa lagu magacaabaa Faadi Al-badhsh, isagoo ku wajahnaa masjid ku yaala wuqooyiga magaalada Kulalmbuur ee caasimadda wadankaas si […]
Gudoomiyaha Barwaawe oo Ka Badbaaday Qarax.
Wararka ka imanaya degmada Baraawe, ayaa waxay sheegayaan in weerar bambaano lagu qaaday gudoomiyaha degmadaasi xilli uu ku sugnaa gurigiisa. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen kuwa toos ah oo u dhaadhacay guriga gudoomiyaha, waxaana si aad ah loo maqlay hugunkooda. Xilliga uu weerarku dhacayay waxaa guriga gudoomiyaha joogay […]
Video+Sawirro: Al-kataa’ib Oo Filim Cusub Soo Saartay Waa Tartanka 30-ka Juz Quraanka Ee Wilaayaatka Islaamiga Ah.
Mu’asasada Al-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo xiiso leh. Filimkan oo la daawan karo muddo 32 daqiiqo ah waxey Mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Tartan Quraan Kariim ah oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota madaarista Quraanka Kariimka ee Wilaayaatka dalka,filimkan waxaa si gaar […]
Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay 10 Sano Kadib Fatwadii Taageerada U Ahayd Amisom. (Dhageyso)
Diiradda jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah, waxaana usbuucan lagu falanqeeyay Fatwadii ay culimada dowladda soo saareen billowgii 2009, taasoo hiil u ahayd ciidamada shisheeye ee Amisom, laguna gacmo qabanayay islaamiyiinta. Fatwadaasi waa ay […]
Sheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade oo Ka War Bixiyay Dagaalkii Duleedka Balcad.
Waaliga Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha dhexe oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa ka warbixiyay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Balcad, kaas oo dhexmaray ciidamo katirsan Mujaahidiinta iyo kuwa maamulka Hir-Shabeelle. Sheekh Yuusuf Kaba-kutukade ayaa sheegay in dagaalkii maanta lagu dhiig bixiyay ciidamada dowladda, Mujaahidiintana ay […]