Other News

Dhurwaa Labo Caruur Ah Ku Cunay Shabeelaha Dhexe.
Wararka Gudaha

Dhurwaa Labo Caruur Ah Ku Cunay Shabeelaha Dhexe.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha dhexe ayaa waxay ku waramayaan in dhurwaa uu cunay labo caruur ah oo raacayay Neylo, yar yar. Dhurwaaga ayaa caruurtan ku weeraray dhul miyi ah oo hoos yimaada degmada Mahadaay, sida laga soo xigtay dad eheladooda kamid ah. Dhurwaaga ayaa caruurta ku cunay geed […]

Aqoonyahan Filastiini ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.
Wararka Gudaha

Aqoonyahan Filastiini ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.

Wararka ka imaanaya dalka Maleyziya ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dileen aqoonyahan filastiini ah oo kamid ah jaaliyadda reer Filastiin eek u nool dalka Maleyziya ee qaaradda Asia. Aqoonyahanka la dilay waxaa lagu magacaabaa Faadi Al-badhsh, isagoo ku wajahnaa masjid ku yaala wuqooyiga magaalada Kulalmbuur ee caasimadda wadankaas si […]

Gudoomiyaha Barwaawe oo Ka Badbaaday Qarax.
Wararka Gudaha

Gudoomiyaha Barwaawe oo Ka Badbaaday Qarax.

Wararka ka imanaya degmada Baraawe, ayaa waxay sheegayaan in weerar bambaano lagu qaaday gudoomiyaha degmadaasi xilli uu ku sugnaa gurigiisa. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxyadu ahaayeen kuwa toos ah oo u dhaadhacay guriga gudoomiyaha, waxaana si aad ah loo maqlay hugunkooda. Xilliga uu weerarku dhacayay waxaa guriga gudoomiyaha joogay […]

Video+Sawirro: Al-kataa’ib Oo Filim Cusub Soo Saartay Waa Tartanka 30-ka Juz Quraanka Ee Wilaayaatka Islaamiga Ah.
Wararka Gudaha

Video+Sawirro: Al-kataa’ib Oo Filim Cusub Soo Saartay Waa Tartanka 30-ka Juz Quraanka Ee Wilaayaatka Islaamiga Ah.

Mu’asasada Al-kataa’ib garabka Warbaahineed ee Xarakada Alshabaab ayaa soo saartay Filim cusub oo xiiso leh. Filimkan oo la daawan karo muddo 32 daqiiqo ah waxey Mu’asasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay Tartan Quraan Kariim ah oo ay ku tartamayaan arday ka kala socota madaarista Quraanka Kariimka ee Wilaayaatka dalka,filimkan waxaa si gaar […]

Sheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade oo Ka War Bixiyay Dagaalkii Duleedka Balcad.
Wararka Gudaha

Sheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade oo Ka War Bixiyay Dagaalkii Duleedka Balcad.

Waaliga Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha dhexe oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa ka warbixiyay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Balcad, kaas oo dhexmaray ciidamo katirsan Mujaahidiinta iyo kuwa maamulka Hir-Shabeelle. Sheekh Yuusuf Kaba-kutukade ayaa sheegay in dagaalkii maanta lagu dhiig bixiyay ciidamada dowladda, Mujaahidiintana ay […]