Other News

Weerar Khasaare Sababay oo Askarta DF Loogu Geystay Sh/dhexe.
Maxaa Cusub

Weerar Khasaare Sababay oo Askarta DF Loogu Geystay Sh/dhexe.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shababa ayaa inta u dhaxaysa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee Shabeelaha dhexe ku weeraray askar dowladda ka tirsan oo socdaal ku jiray, waxaana weerarkaasi ka dhashay khasaarooyin kala duwan. Wararka ay heleyso Shabakadda Amiirnuur.com ayaa ku waramaya in hub culus iyo mid fudud ooda looga qaaday […]

IGAD oo Nayroobi Ku Wada Hadalsiineysa Xaaf iyo Shaakir.
Wararka Gudaha

IGAD oo Nayroobi Ku Wada Hadalsiineysa Xaaf iyo Shaakir.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nayroobi ee caasimadda wadanka Kenya ayaa sheegaya in urur goboleedka IGAD uu magaaladaasi ku wada hadal siinayo Axmad Ducaale Xaaf oo ah hogaamiyaha Galmudug iyo Axmad Shaakir oo ah hogaamiyaha ururka Suufiyada ee Guriceel. Labada dhimac ee la kulansiinayo ayaa markii loo yeeray kadib waxay […]

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.
Wararka Gudaha

Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqan, waxaa lagu falanqeeyaa mowduuc muhim ah. Usbuucan waxaa lagu lafa guray oo looga jawaabay (8 bilood kadib maxaa ka hir galay ballan qaadyadii madaxweyne Farmaajo) Martida: 1-Sh/Jaamac C/salaam 2- Sh/C/raxmaan Firin 3-Sh/Jaamac Aadan […]

Dagaal Caawa Ka Socda Baraawe.
Wararka Gudaha

Dagaal Caawa Ka Socda Baraawe.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa weeraray saldhigga ay ciidamada Amisom ku leeyihiin illinka laga galo magaalada Baraawe ee loo yaqaano Ambareeso. Dagaalkan oo la isku adeegsanayo ayaa kusoo aday xilli uu maanta ra’iisulwasaare Kheyrre booqday magaalada islamarkaana uu garoonka diyaaradaha macmalka ah kula kulmay duqeyn ka imanaysay Xarakada Al-Shabaab. […]