Other News

Maxaa Ka Jira in Duqeymo Ay Ka Dhaceen Magaalada Jamaame? iyo in Ciidamada Huwanta Ah Ay Qabsadeen Deegaanka Sanguuni? [Warbixin].
Wararka Gudaha

Maxaa Ka Jira in Duqeymo Ay Ka Dhaceen Magaalada Jamaame? iyo in Ciidamada Huwanta Ah Ay Qabsadeen Deegaanka Sanguuni? [Warbixin].

Xaalad degananaan ah ayaa maalintii labaad ka jirta deegaanno dhanka waqooyi uga beegan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa difaacday gacan ku heynta deegaanka Sanguuni oo qiyaastii 45 KM ujira magaalada Kismaayo. Ciidamo isugu jiray Mareykan, Kenyaan iyo Itoobiyaan ayaa shalay gelinkii hore iyagoo […]

Daawo Sheekh Dr Ayman Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.
Wararka Gudaha

Daawo Sheekh Dr Ayman Oo Jeediyay Kalimad Ku Wajahan Shaam.

Mu’asasada As-saxaab ee garabka Warbaahineed ee Hogaanka guud Mujaahdiiinta Al-qaacidah ayaa baahisay kalimad cusub oo uu jeediyay Amiirka guud Mujaahidiinta Al-qaacidah Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri. Kalimaddan oo Maqal iyo Muuqaal ah islamarkaana soconeyso muddo Lix Daqiiqo ah waxa uu Sheekh Ayman Al-dawaahiri sigaar ah kula hadlay Mujaahidiinta iyo guud ahaan […]

Col. Rufle: Sh/ Umal Shalay Wuxuu Nagu Xakumay Riddo Haddana Kismaayo oo Itoobiyaan Heysto Ayuu Guryo Sharci Darro Ah Ka Dhisanayaa” (Dhageyso)
Wararka Gudaha

Col. Rufle: Sh/ Umal Shalay Wuxuu Nagu Xakumay Riddo Haddana Kismaayo oo Itoobiyaan Heysto Ayuu Guryo Sharci Darro Ah Ka Dhisanayaa” (Dhageyso)

Col. Aadan Rufle oo kamid ah saraakiisha dowladda federalka ah ee Gedo ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan magaalooyinka ay joogaan ay yihiin kuwa qaba dhibaatooyin badan. Ciidamada Itoobiya iyo Kuwa Kenya ayuu ku eedeeyay iney hab gumeysi ah ula dhaqmaan bulshada isagoo tusaale usoo qaatay qof haweeney ah oo […]

Degdeg: Axmad Diiriye Cali oo Geeriyooday.
Wararka Gudaha

Degdeg: Axmad Diiriye Cali oo Geeriyooday.

Axmad Diiriye Cali oo kamid ahaa odayaasha taageera DF iyo ciidamada shisheeye ayaa habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Axmad Diiriye ayaa ku geeriyooday isbitalka Digfeer oo uu muddo 17 maalmood ah ku xanuunsanayay sida uu saxaafadda u sheegay wiil uu isagu dhalay. Maanta ayaa lagu wadaa […]