Maxaa Cusub, Uncategorized, Wararka Gudaha

Masjid wen oo laga furay Deegaanka Buur dhuxul ee Gobalka Bakool.

Munaabasad Balaaran oo lagu furayay Masjid weyn ayaa ka dhacday Deegaanka Buur dhuxulle ee Gobalka Gobalka Bakool.

Munaasabadda waxaa ka qayb glaay Culumaa u diin hogaamiyaal dhaqan iyo qaarka kale oo ka mid ah qaybaha kale ee Bulshada.

Goobta waxaa laga sheegay in dhismaha Masidkaan ku baxday lacag boqolaal kun oo doolar gaareysa taasoo badankeed Bulshada Deegaanku iska aruursheen marka laga soo tago lacag labaatan kun gaareysa oo qurbo joog deegaanka ka soo jeeda soo dhiibeen.

Dadka Buur dhuxulle degan iyo kuwa miyiga ku hareereysan ku nool ayaa iska aruuriyay lacagta lagu dhisay Masjidkaan weyn oo markiiba dad badan ku tuko karaan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*