Idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa diyaarisay barnaamij gaar ah oo ay ku eegeyso muhiimadda Adkaarta iyo faa’iidada ay u leedahay nolosheena, waxaana barnaamijkan ka qeyb galaya qaar kamid ah Culimada Diinta Islaamka.
hadaba halkaan hoose ka dhegeyso qaybta koowaad Barnaamijka oo ah mid sida ka muuqata juhdi badan la geliyay.
Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka- ADKAARTA (1)
Insha Allaah waxaan idiin soo gudbi doonaa qaybaha kale e Barnaamijkaan oo afar xalqo ama qyabood ka kooban
Xigasho RadioaLfurqaan