Kaydka Sawirada, Uncategorized, Wararka Gudaha

Dhegeyso; Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo si qiira leh uga hadlay xad gudubka Nabi Muxamad (SWC) ka dhanka ah.

Iyadoo Caalamul Islaami ay ka socdaan isu soo baxyo ka dhan ah Afglaadada Dowladda Faransiisku u geysatay Nabi Muxamad (SCW) ayaa waxaa xad gudubka faransiiska si qiiro leh uga hadlay Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka.

Waxa uu bogaadiyay weerarada ka dhan ah Faransiiska ee ka dhacay Gudaha wadankiisa taaso ah wax lagu farxo Maadaama iyagubaa ay ku xad gudbeen oo ay Aflagaadeeyeen Nabigeena Muxamad (SWC).

Asigoo ka hadlayay Masjid ku yaalla Wilaayada Jubbooyinka ayuu sheegay in dadka Muslimiinta ah xil ka saaran yahay Difaaca Nabigeena Muxamad (SCW)

Halkaan ka dhegeyso Sheekh Fu aad maxamad khalaf

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*