Maxaa Cusub, Muxaadaraad, Wararka Gudaha

Dhegeyso ; isu soo bax Nabiga (SCW) lagu difaacayay

Bulshada ku dhaqan Magaalada Teyeegloow ee Gobalka Baay ayaa Muujiyay shucuurtooda la xariirta sida ay uga xun yihiin Aflagadada Gaalada Faransiisku u geyseen Nabi Muxamad (SCW).

Isu soo baxa ka dhacay Tayeeglow oo ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan Bulshadu waxay hoosta ka xariiqeen in ay ka go’an tahay Difaaca Nabigeena Muxamad (SCW).

Waxay tilamaameen in ay ku faraxsan yihiin howl galadii ka dhacay Dalka Faransiiska oo ay ragga keligood duulayaasha ah ee naftood hurayaasha ah fuliyeen.

Reer Tayeeglow waxay tilamaameen in shisheeyuhu uu yahay ul iyo diirkeed isla markaana Ciidamaa Itoobiya ee iminka haysta Magaalada Xudurk ee Gobalka Bakool ay wakiil u yihiin Faaransiiska Nabigeena Muxamad (SCW) ku xad gudbay.

Halkaan ka dhegeyso shacabka Tayeeglow

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*